29.9 C
Mogadishu

Uncategorized

Maxay tahay muhiimada ay leedahay furitaanka Shirkada duulimaadyada ee Fly Dubai.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Diyaaradda Fly Dubai oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta si rasmi ah u bilowday Duulimaad toos ah oo Dubai ilaa Muqdisho ah. Munaasabadda...

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeelanayaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka...

Jarmalka oo qaaday tallaabo si weyn uga ka caraysiin karto Dowladda Ruushka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Jarmalka ayaa ogalaatay inay Ukraine siiso hubka culus ee dalkeeda lagu sameeyo gaar ahaan Taangiyada casriga ah ee Leopard 2, kaas oo todobaadyadii...

Madaxweynaha Jabuuti oo soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa saaka gebi ahaanba xiran waddooyinka muhiimka ah ee magaaladaasi, xilli sidoo kale maanta uu xiran yahay garoonka caalamiga ahi ee Aadan...

Wararkii ugu dambeeyey weerar ay Al shabaab ku qaadeen Saldhig kuyaalla Galgaduud

DHUUSAMARWEB-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Al-Shabaab saaka ay weeraro ismiidamin ah ku ku qaadeen saldhig miltariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Qaayib...

Sidee caalamka uga falceliyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaramada Midoobay iyo qaar kamid ah dowladaha saaxiibada la ah Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay weeraradii qaraxyada loo adeegsadey ee ka dhacay isgoyska...

Muwaadiiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay xadka Rwanda iyo Congo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka imaanaya xaduuda ay wadaagaan dalalka Congo iyo Rwanda ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay laba Muwaadin oo Soomaali ah, islamarkaana laga gubay gaari...

Villa Soomaaliya oo ka hadashay ujeedka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Jabuuti

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa...

Madaxweynaha Turkiga oo dhaleecayn ba’an kala kulmaya baraha bulshada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dhaleecayn ba’an kala kulmaya baraha bulshada, taasoo ka dhalatay talo uu u jeediyay nin la yiraahdo Mehmet Cali...

DEG DEG:- Ra’iisul wasaarahii Ingiriiska Liz Truss oo is casishay

Liz Truss, oo ah ra’iisal wasaariha Ingiriiska, ayaa iska casishay jagadaasi. Liz, ayaa sheegtay inay la kulantay 1,922 xubnood, guddoomiyihii guddiga Sir Graham Brady maanta. Dhamaan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan