Maxaa ‘ka run ah’ in Madaxweyne Xasan Sheekh uu safar qarsoodi ah ku tagay...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray warar la isla dhex marayay oo sheegayay in madaxwweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ugu maqnaa dalka...
Wararkii ugu guuxa Golaha Shacabka ee maanta la horgeynayo Ra’isul Wasaare Xamse
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabtida codka kalsoonida u qaadaya Ra’iisul wasaaraha magacaaban, Xamse Cabdi Barre.
Kulanka Xildhibaannada ayaa waxaa...
Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweeysay lacagta Bangiga Adduunka ku taageeray Abaaraha
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ku tilmaamay waxa u wanaagsan ee uu maqli lahaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay jaaliyada Soomaaliya ee Imaaraadka Carabta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, isaga...
Xubno katirsan Al-Shabaab iyo Hubkii ay wateen oo La qabtay
KISMAAYO-AYAAMAHA-Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan ururka 5aad, Guutada 16aad ee Kumaandooska Danab iyo Ciidanka Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland, ayaa soo bandhigay Hub iyo...
Maxaa keenay in la kala diro golaha baarlamaanka ee dalka Kuwait?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Kuwait ayaa kala dirtay golaha baarlamaanka ee dalkaas, waxaana dhaxal-sugaha boqortooyada Kuwait uu ku baaqay in la qabto doorashooyin guud oo wakhtigoodii laga...
Maxaa looga hadlay kulamadii xalay ee Ra’iisul Wasaare Xamse uu la yeeshay Sheekh Shariif,...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee dalka Xamse Cabdi Barre ayaa sallaan ugu tagay Hoyga Madaxweynayaashi hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed.
Ra’iisul...
Maxay tahay tallaabada Ruushka uu qaadi rabo ee reer Yurub ay ka cabsanayaan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxa hay'adda tamarta adduunka ayaa ka digay suurtagalnimada in xilliyada qaboobaha Ruushka laga yaabo in uu joojiyo gaaska uu siiyo waddamada reer Yurub.
Fatih Birol...
Soomaali Badan oo lagu dilay dagaal ka dhacay dalka Itoobiya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imanayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in kudhowaad 10 qof oo Soomaali ah la dilay, waxaana sidoo kale dhac baahsan loo geystay xoolo...
Xiriirka Turkiga iyo Sacuudiga oo si buuxda u soo noqday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan, ayaa markii ugu horreysay muddo sannado ah booqasho ku tagay dalka Turkiga maanta oo Arbaca ah, si uu...



















