Galmudug iyo Koofur Galbeed oo ka hortimid jadwalka isu yeerista iyo dhaarinta Xildhibaanada labada...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Labada Maamul Goboleed ee Koofur Galbeed iyo Galmudug oo taabacsan Villa Somalia ayaa ka hortimid jadwalka isu yeerista iyo dhaarinta Xildhibaanada labada Aqal ee...
Guddiga Doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug oo soo gaba-gabeeyay doorashada xildhibaanada labada gole.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed Galmudug ayaa soo gaba-gabeeyay doorashada xildhibaanada labada gole ee aqalka sare iyo golaha shacabka BJFS.
Doorashada golaha Aqalka sare oo...
Duqa Muqdisho oo Saddex qodob kala hadlay Safiirka Shiiinaha
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi...
Safiirka Mareykanka oo shaaciyay go’aan kale oo la xiriira dib u dhaca doorashada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Safiirka cusub ee Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador André ayaa sheegay in haddii la tixgelin waayo ballanta ah in doorashada lagu dhameeyo maanta(March 15)...
Isbaheysiga siyaasadeed ee Baydhaba ka socoda iyo qorshaha Farmaajo iyo Laftagareen.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Baydhabo maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka socday qorshe iyo hadal heyn ku saabsan isbaheysi siyaasadeed oo dhex mari kara Beelaha Koonfur Galbeed hormuudka...
Maxay ka dhigan tahay in doorashada Soomaaliya ay markale dib u dhacdo?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada Soomaaliya ayaa mar kale dib-u-dhacday xilli maanta oo 15-ka Maarso ah lagu ballansanaa in la soo afmeero doorashada Golaha Shacabka oo socota lix...
Taliyaha Asluubta Oo Kusoo Baxay Doorasho Ka Dhacday Magaalada Baydhaba
BAYDHABO-AYAAMAHA-Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop- 172 ee xubinnimada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddiga doorashada maamulka Koofur Galbeed...
Qarax lagu dilay Maamule Iskuul oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxa oo jugtiis laga maqlay Xaafado katirsan degmada Deeyniile ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay laamiga Degmada Dayniile gaar ahaan agagaarka Xaafada...
Dagaalka Ukraine iyo Ruushka oo saameyn ku yeeshay Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Duullaanka Ruushka ee Ukraine ayaa laga yaabaa inuu carqaladeeyo sahayda qamadiga ee Afrika, wuxuuna kordhin karaa cunno yarida qaybo ka mid ah qaaradda kuna...
Mareykanka oo caddeeyay mowqifkiisa ku aaddan Somaliland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal ay soo saartay Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanku uu Somalia iyo Somaliland ku wajahi doono hal siyaasad oo ah tan...