Ujeedka safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee magaalada Roma
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Roma ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo ku saabsan...
Tirada dadka ku dhintay Dhul-gariirka Turkiga oo sii koradhay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxwaynaha Turkiga Erdoğan loo ayaa ku dhawaaqay in 10 gobol oo ah kuwa uu dhul-gariirka ku dhuftay lagu soo rogay xaalad degdeg ah muddo...
Wararkii ugu dambeeyey ee caawa xaalada Magaalada Laascaanood.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararkii ugu dambeeyey ee caawa naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in xaalada ay maqribkii kadib noqotay mid xabadu istaagtay.
Waxaa adag in la...
Xog dheeraad ah oo laga helay kualnkii safiirka Qatar la sheegay Xoghayaha xafiiska RW.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamze Adan Xaadoow ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta wasaaradda danjiraha dowladda Qatar...
Dowladda Soomaaliya oo caddeysay Mowqifkeeda ku aaddan dagaalka Laascaanood.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay waxaa ay ka hadashay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee u dhexeeya Milleteriga Somaliland iyo dadka degaankaasi dega.
Dowladda...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal kasocda Laascaanood.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa Wararkii ugu dambeeyey waxaa ay sheegayaan in saaka aroortii hore uu dagaal culus dib uga...
Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeelanayaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.
Guddoonka...
Maxay tahay su’aasha Madaxweyne Xasan Sheekh uu weydiiyey ku xigeenka Bankiga Adduunka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaqliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka Qeybta Bariga iyo Koonfurta Afrika Marwo Victoria Kwakwa iyo wafdi...
Maxaa laga helay guriga madaxweynaha Maraykanka oo 4 saac la baarayey?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Bayaan uu soo saaray ayuu qareenka Mr Biden ku sheegay in baaritaanka Arbacadii uu ahaa mid “qorsheysan” iyadoo madaxweynaha uu “taageero buuxda ka ahaa”.
Baaritaanka...
Dil toogasho ah oo saaka lagu fuliyey Askar ka tirsaneyd Dowladda oo Dilal geysatay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka oo khamiis ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Askar ka tirsaneyd ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya,...




















