Farmaajo oo diiday in wax laga bedelo Heshiiskii 17 kii Sebteembar 2020
MUQDISHU-AYAAMAHA-Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeedinayey 78 guuradii kasoo wareegtay Aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay doorashada dalka ee muranku badani harreeye.
Farmaajo ayaa...
CC Sharma’arke, Gaas iyo Faroole oo Gaaray Garoowe iyo Deni oo la Ganaaxayo….
GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweynayaashii hore ee maamulka Puntland, Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Gaas oo uu wehliyo ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke ayaa maanta...
DEG-DEG: Gaari ku qarxay kismaayo iyo Khaasro ka dhashay……..
KISMAAYO-AYAAMAHA-Gaari noociisu yahay Fielder kaas oo lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa ku qarxay magaalada Kismaayo, gaar ahaan agagaarka Suuq Yaasiin.
Waxaa jira khasaaro iskugu...
Dagaal Sokeeye oo hada Muqdisho Ka Socda iyo Wararkii ugu dambeeye
MUQDISHU-AYAAMAHA-Dagaal la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa ka dhacay duleedka degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir kaas oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho...
Faahfaahin kasoo baxaysid shiikh Soomaaliga ah oo meydkiisa laga helay dalka Maraykanka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Alle ha u naxariistee waxaa xalay meydkiisa la helay Sheekh Maxamed Xasan Aadan oo ahaa imaamka masajidka Abuu Hureyra ee magaalada Colombus ee dalka...
Maxaa looga hadlay Kulankii Maanta Ee RW Rooble Iyo Midowga Musharaxiinta?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa ka hadlay kulan Maanta Xarunta Madaxtooyada ku yeesheen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno ka...
Agaasime wasaaradeed shaqada looga ceyriyey hal arrin.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa shaqada ka joojiyay agaasimaha guud ee wasaaraddaasi, kadib eedeymo culus oo loo...
Deni oo la yaaban wax Boosaaso ka dhacay “Ma ahayn wax la filaayay waxa...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay markii ugu horeeyay ka hadlay dagaal socday saddex maalin oo Ciidanka Maamulka Puntland iyo kuwa...
Jubbaland Oo Shaacisay Guddiyada Xulista Ergada Doorashada Lix Kursi
KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Jubbaland ee SEIT ayaa shaaciyay Guddiyada xulista Ergooyinka dooranaya lixda kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad...
Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho oo Maanta xiran.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wadooyinka muhiimka ah ee Magalada muqdisho ayaa maanta xiran, iyaga Ciidamada Ammaanka ay u diidayaan Gaadiidka daweynaha iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyahay...



















