24.9 C
Mogadishu

Wararka

Jubbaland & Koonfur Galbeed oo shaacinaya Guddiyada xulaya Ergooyinka doorashada

MUQDISHU-AYAAMAHA-Maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland gaar ahaan Guddiyadooda doorashooyinka ayaa waxaa lagu wadaa inay soo bandhigaan ama shaaciyaan Guddiyada soo xulista Ergada dooraneysa min...

Axmed Madoobe & Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo ka shirey dardar gelinta doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta madaxtooyada Jubbaland ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Faderaal, Muuse Geelle...

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo markale shaaciyay jadwalka doorashada saddex kursi.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee SEIT ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada kuraas hor leh oo kamid ah 11 kursi oo hore loo...

Kulan ka dhan ah Qoorqoor oo lagu qaban lahaa Muqdisho oo la hor istaagay

Waxaa la baajiyay kulan lagu dhisi rabay Gole loogu magacdaray Badbaadinta DG Galmudug, kaasi oo looga soo horjeedo Madaxweynaha Maamulka, Axmed Cabdi Qoorqoor. Kulankaan oo...

Muuse Biixi iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dib ugu laabtay Hargeysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo marti-qaad rasmi ah ka helay ra’isal wasaaraha Ethiopia, ayaa kasoo degay gegida diyaaraduhu ka...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay duleedka Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Qaraxa oo ahaa miinada noica dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida lagula eegtay degaanka Ceeljaale ee duleedka Magaalada Beledweyne, waxaana ka...

Imisa waddan ayaa baasaboorka Soomaaliga lagu tegi karaa Fiisa la’aan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waddamada adduunka ayaa isugu faana awoodda baasaboorrada oo ah inta dal ee qofka wata uu ku tegi karo si sahlan. Japan iyo Singapore ayaa sanadkan...

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Cusub ee Sacuudiga

MUQDIDHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga...
Doorashada golaha shacabka

Yaa kusoo baxay doorashada kursiga “Saddexaad iyo afaraad” ee Baydhabo ka socota?

BAYDHABO-AYAAMAHA-Kursiga Saddexaad ee doorashada Golaha Shacabka ee Maanta ayaa goordhow lagu doortay Magalaada Baydhabo, iyada oo qorshuhu yahay in Maanta la doorto ilaa Shan...

Guddoomiyaha cusub ee Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo Kismaayo gaaray.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddoomiye Muuse Geelle iyo wafdigiisa oo ka ambabaxay Muqdisho ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Guddiga doorashada Jubbaland Dr. Siyaad Maxamed Mursal...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan