DEG DEG: Galmudug oo shaacisey liiska Shanta kursi ee Golaha Shacabka oo doorashadooda la...
DH/,AREEB-AYAAMAHA-Guddiga Doorashooyinka dowlad Goboleedka ee Maamulka Galmudug ayaa Maanta oo Khamiis ah shaaciyey 5-ta kursi ee ugu horeysa oo ay qabanayaan doorashadooda maalmaha soo...
Shuruud adag oo lagu xiray bixinta dhaqaalahii loogu qaban lahaa doorashada Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Norway ayaa qoraalo ay u direen Ra’iisul Wasaaraha, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Guddiyda doorashada FEIT iyo SEIT ayaa waxay shuruud ku...
Sheekh Shariif oo ka hadlay kulanka Midowga Musharaxiinta ay la yeesheen Wakiilada Caalamka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddooyimaha Midowga Musharaxiinta ahna Musharax Madaxweyne ayaa ka hadlay kulanka ay maanta la yeesheen Wakiilada Beesha Caalamka.
Kulanka oo ahaa mid aalada zoomka ayaa lagu...
Ciidan ka goostay soomaaliland oo ku biiray maanta jabhada SSC
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo ka soo goostay maamulka Somaliland ayaa maanta ku biiray jabhada SSC ee fadhigoodu yahay aagga Degmada Buuhoodle.
Jabhada SSC ayaa goobo kala duwan kaga...
Deni & Axmed Madoobe oo soo bandhigey dalab cusub oo ku saabsan doorashada.
GAROOWE-AYAAMAHA-Waxaa Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal kulamo looga hadlayay arrimaha doorashooyinka Golaha Shacabka ku yeeshay Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland ,waxaana kulamadaas kasoo...
Haweeney si mucjiso ah uga bogsatay cudurka HIV oo aad loo hadal hayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeney u dhalatay dalka Argentina ayaa u muuqata in jirkeeda uu si iskiis ah uga guuleystay fayraska HIV iyadoo aan loo adeegsanin wax daawo...
Nabadoon isagoo Quran Akhrinaya inta Gurigiisa loogu galay laguna dhextoogtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nabadoon Maxamed Xassan Nuur oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka ee Soomaaliyeed ayaa xalay lagu dhex dilay magaalada Muqdisho, isagoo aqrinayey Kitaabka Qur’aanka Kariimka...
Sheekh shariif oo Madaxweynaha Hirshabeelle kala hadlay Arimaha Doorashooyinka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen , ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sharif Sheekh Axmed. Kulanka ayaa looga hadlay dardargalinta doorashada...
Waa kuma Guddoomiyaha cusub ee xisbiga Waddani?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirweynihii xisbiga Waddani oo maalintiisii labaad ka socda Jamhuuriyadda iskeed Madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Soomaaliland, maanta Guddoomiyaha xisbigaas loogu doortay Xirsi Cali Xaaji Xasan,...
Dowladda Shiinaha oo diiday in markale Soomaaliya loo saaray cunaqateynta hubka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay hubka Soomaaliya la geeyo ee gacanta u gala ururka Al Shabaab iyo ururada kale ee Soomaaliya ka...




















