Ajaanib loo heysto Shabaabnimo oo maxkamad lasoo taagey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliy ayaa maanta dhageysan doonta labo eedeysane oo ajnabi ah kuwaas oo loo heysto kamid ahaanshaha Ururka Al-Shabaab.
Labada eedeysane...
Al-Shabaab oo sheegtay inay la wareegeen degaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Al-Sgabaab ayaa waxaa la sheegay inay la wareegeen degaano hoostaga degmooyinka Mahadaay, Jowhar iyo Raaga Ceelle, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay...
Bangiga Adduunka oo taageero horleh siinaya Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar, (Cabdullahi Carab) iyo Madaxa Waxbarshadda Bariga iyo Koofurta Afrika Muna Salih...
Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida oo maanta ku wajahan Berbera
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa maanta lagu wadaa inuu gaaro magaalada Berbera, iyagoona ka soo ambabaxay magaalada Jigjiga ee...
Puntland oo qabatay Markab si sharci daro ah kusoo galay biyaha Soomaaliya
BOOSAASO-AYAAMAHA-Ciidanka Badda ee dowlad Goboleedka Puntland ee PMPF ayaa xeebta degmada Qandala ee gobolka Bari ku qabtay Markab si sharcidaro ah uga Kalluumaysanaysey xeebaha...
Dagaal sababay barakac oo ka dhacay qeybo ka mid ah Sh/Dhexe
JOWHAR-AYAAMAHA-Toddobaadyadii la soo dhaafay waxaa dagaal ka dhacay tuulooyin hoos yimaada degaanka Raage Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sababay barakaca qoysas badan, kuwaasi...
Villa Soomaaliya oo arrin darteed loogu dhejiyey Sawirrada Shariif & Xasan Sheekh.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyneyaashii hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa kasoo muuqday sawirradooda Madaxtooyada dalka.
Waxay qeyb ka yihiin sawirada 9-kii Madaxweyne...
Iran oo sheegtay iney fashilisay weerar lagu qaaday barnaamijkeeda Nukliyerka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Iran ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta ay fashiliyeen weerar curyaamin ah oo lagu soo qaaday barnaamijka Nukliyeerka rayidka iyada oo aan bixin wax faahfaahin ah.
Nournews...
Turkiga Oo Qorsheynaya in Somaliya Ka Dhiso Saldhig Dayax-Gacmeed.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Turkiga ayaa la sheega inay Wada-hadal ugu jraan sidii ay Somalia ugu yeelan lahaayeen Saldhig loo adeegsado Dayax-gacmeedka iyo Hawlgalladda Dayaxa.
Shabakadda Wararka ee GCR oo...
Raggii dilay Khashoggi oo la ogaaday in lagu tababaray Mareykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Afar ka mid ah raggii sanadkii 2018 ka qeybgalay dilkiii Jamal Khashoggi oo ahaa weriye ka tirsanaa wargeyska Washington Post ayaa tababar khaas ah...




















