24.3 C
Mogadishu

Wararka

Mareykanka oo War Kasoo Saaray Qasaaraha Kadhashay Weerarkii ay Ka Fuliyeen Deegaanka Buulo Fuulaay...

Muqdisho Ayaamaha: Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa warsaxaafeed uusoo saaray ku sheegay in iyadoo lala shaqeynayo dowladda federalka ee Soomaaliya ay weerar cirka...

Wax Badan Ka Ogoow Kulankii Xalay Dhex Maray Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya iyo Xidhibaanad...

Muqdisho Ayaamaha: Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed C/risaaq Maxamuud, ayaa aaladda fogaan arragga kaga qeybgalay kulan ay...

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo Shir De Deg ah isgu Yeeray Saraakiisha Ciidamada Kadib Xasuuqii...

Muqdisho Ayaamaha: Ku simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku bxigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa shir gudoomiyay shirka amniga oo ka dhacay xarunta...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Kulamo Siyaasadeed Ka Bilaabay Muqdisho.

Muqdisho Ayaamaha: Madaxweynaha mamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulamo ka bilaabay magaalada Muqdisho, kaasi oo uu la qaadanayo xubnaha musharixiinta mucaaradka ah ee...

Ciidamada Itoobiya Oo Dilay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Wadankaas.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dileen mas’uuliyiin sare oo ka tirsan kooxda TPLF, oo dhawaanahanba ay daba joogtay, ka dib markiiay diideen...

Sidee Wasiiru Dowle Xafiis R/W Mas’uul Uga Noqon Karaa Howlaha Doorashooyinka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraalka kasoo baxay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu sheegay in Cabdi Xakiim Xasan Ashkir loo xil saaray dardar gelinta howlaha...

Wararkii U Dmabeeyey Qarax Maanta Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Suuqaha ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay qarax sababay khasaaro. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay xarun Ganacsi...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan La Qaatay Labo Kamid Ah Safirada Jooga Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjireyaasha dalalka Turkiga iyo Qatar Mudane Mohmet Yelmez iyo Mudane Hassan Hamza...

Xildhibaannada Jamhuuriga Oo Ku Biiray Mooshinka Xil Ka Qaadista Trump

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee dalka Mareykanka ayaa laga filayaa in ay cod u qaadaan mooshin xilka looga xayuubinayo madaxweyne Donald Trump, sababo la xiriira...

Museveni Oo Difaacay Go’aanka Lagu Xiray Baraha Bulshada Ka hor Doorashada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku eedeeyay shirkadda Facebook inay tahay mid isla weyn oo u xaglineyso hal dhinac ah kaddib markii uu xaqiijiyay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan