24.9 C
Mogadishu

Wararka

Shirka wadatashiga doorashooyinka oo maalinta Koobaad lasoo gabagabeeyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Teendhada Afisiyooni ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waxaa lagu soo geba-gabeeyay maalintii koowaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka. Shirka oo...

“i caawi Ma neefsan karo” Booliiska Mareykanka oo loo heysto inay neefta ku dhejiyeen...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mid ka mid ah maxaabiista jeelasha Mareykanka ayaa geeriyooday kaddib markii ay neefta ku dhegtay, xilli ay booliisku wejiga dhulka ugu qabteen, mid ka...

Ciidanka Dowladda Oo Howlgal Ka Fuliyay Degmada Buulo-burte

Ciidamada Xoogga dalka ururka 41-aad Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Dagmada Buulo-burte iyo deegaano hoos-yimaado ayaa waxay ku bur buriyeen...

Muxuu Shirkan Kaga Duwan Yahay Shirarkii Hore?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Teendhada Afisiyooni waxaa Maanta ka furmay  Shirka Madasha wadatashiga Arriimaha doorashooyinka dalka. Shirka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta...

Wararkii U Dambeeyey Shirka Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo shir u dhexeeya madaxda dowladda Federaalka, kuwa dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Magaalada waxaa ku...

Afrika oo laga dhisayo xarumo talaalka korona lagu sameeyo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Yurub ayaa ku talo jira inuu ku maal geliyo lacag hal bilyan oo Euro ah oo u dhigantaa 1.2 bilyan oo doolar in...

Madaxweynaha Hirshabelle oo ku soo wajahan Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta la filayaa inuu soo gaaro magaalada Muqdisho, si uu kaga qeyb galo shirka wadatashiga qaranka. Shirkan oo...

Maxay tahay farriinta Wasaaadda arrimaha debadda Maraykanka usoo dirta R/W Rooble?

Qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa  farriin loogu diray ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, oo hogaaminaya wada-hadalladaas doorashooyinka, ayada...

Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxaa xalay lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabduqaadir Maxamuud Caajis. Dabley hubeysan ayaa toban xabadood...

Saciid Deni iyo wafdi uu hogaaminaayo oo soo gaaray Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA- Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Dani iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada caasimada ee Muqdisho. Deni ayaa ka qeyb geli doono shirka qadatashiga...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan