25.9 C
Mogadishu

Wararka

Midowga Musharixiinta Oo Kulan Deg Deg Ah Ka Yeeshay Go’aankii Shalay Ee Xukuumadda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa kulan albaabada u xirnaayeen ku yeeshay Xubnaha Midowga musharixiinta Mucaaradka, iyaga oo kulankooda kaga hadlay Go’aankii xukuumadda Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada,...

Kulan Shaki Abuuray Oo Xalay Yeesheen Qoor Qoor, Guudlaawe iyo Lafta-gareen.

MUQDISHO-AYAAMAA-Kulan saacado qaatay ayaa xalay hotelka Decale ee garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa ku yeeshay madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug,Koonfur Galbeed iyo HirShabelle. Seddexdaan Madaxweyne Maamul Goboleed...

Ujeedka Socdaalka Ee Wafdiga Kenyan Ah Ku Soo Wajahan Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Axad ah waxaa magaalada Muqdisho kusoo wajahan wafdi ka socda dowladda Kenya, ayada oo la isku dayayo in la dhameeyo khilaafka u...

Mxay Ka Wada-hadleen Musharax Daahir Geelle iyo Ra’iisul Wasaare Rooble?.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Xisbiga Dan Qaran ahna Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud...

Faah Faahin Laga Helayo Dagaal Xoogan Ka Dhacay Gobolka Bari

GAROWE-AYAAMAHA-Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal xoogan oo Maanta ka dhacay deegaano hoostega degmada Isku-shuban ee Gobolka Bari. Dagaalka ayaa sida la sheegay...

Midowga Musharaxiinta Oo Jawaab Adag Kasoo Saaray Go’aankii Xukuumadda ee Doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharrixiinta Mucaaradka Soomaaliya ayaa si cad uga soo horjeestay tallaabooyinka ku saabsanaa doorashada oo ay maanta ku dhawaaqday Xukuumadda Wasaare Rooble Rooble raaceen...

Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle oo kulan yeeshay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle oo ku guda Jira Kalfadhiga 1aad ayaa Fadhigiisa 15 kuyeeshay Caasimada Hir-Shabelle ee Magaalada jowhar Kulanka oo uu shir Gudoominayey Kusimaha...

Wararkii U Dambeeyey Gaadiid U Rarnaa Ganacsato Oo La Gubay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa wararka naga soo gaaraya waxaa ay sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay halkaas lagu gubay gaadiid nooca xamuulka...

Kim Jong-un Oo Wacad Ku Maray Inuu Ballaarinayo Nukliyeerka Kuuriyada Woqooyi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un ayaa sheegay inuusan fileynin in Washington ay badasho siyaasadeeda ku wajahan Pyongyang - qof kasta oo madaxweyne ka noqda...

DEG DEG:- R/W Rooble Oo Ku Dhawaaqday in Doorashooyinka La Qabanaayo Cidna loo Hakineyn.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan