28 C
Mogadishu

Wararka

Israel Oo Heegan Gelisay Hubkeeda Difaaca iyo Weerar Laga Cabsi Qabo in Lagu Soo...

MUQDISSHO-AYAAMAHA-Maamulka Isreal ayaa ka cabsi qaba in weerar lagu soo qaado, sidaas darteed dhanka koonfureed waxey geysay gantaallada difaaca sida ay soo wariyeen warbaahinta...

Muuse Biixi Oo Soo Farageliyey Khilaafka Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Musharaxiinta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyo xubnaha mucaaridka ahba inay faraha kala baxaan arrimaha masiiriga ah ee Somaliland,...

Dagaal Xoogan Oo Ka Dhexmaraya Dowlad Deegaanka Soomaalida & Canfarta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay degaano ka tirsan gobolka City ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana uu dhex-maray  Ciidamada liyuu Boolis ee dowlad...

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Ku Riday Nin Dil Geystay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday Cumar Muxudiin Maxamuud oo loo heyso inuu dil u geystay Nin lagu...

Akhriso:- Ujeedka Safarka Madaxweyne Farmaajo Ee Dalka Jabuuti.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jabuuti. Warar...

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxda dowlad Goboleedyada & Midowga Musharixiinta?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xalay Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug, Hir-Shabeelle iyo Koonfur  Galbeed & Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, kulankaas oo looga hadlay arrimaha...

James Swan iyo Balal Cusman Oo Ka Wada-hadlay U Diyaargarowga Doorashooyinka Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Cusman , ayaa kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha...

Madaxweynaha Jubbaland Oo Ka Jawaabay Eedeyn Uga Timid Madaxweyne Qoorqoor.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo ee Caasimada ku meel gaarka ah ee Jubbaland. Madaxweynaha...

Xarunta Madaxtooyada Oo Kulan Ugu Socda Farmaajo Iyo Madaxda Saddex M/Goboleed

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa Xarunta Madaxtooyada. Kulanka oo...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan La Qaatay Xubnaha Guddiga Jaamacadaha Dalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay xubno ka socday Guddiga Jaamacadaha dalka ayaa kala hadlay horumarinta iy tayeyta...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan