25.5 C
Mogadishu

Wararka

Maxaa looga hadlay kulankii gaarka ahaa MW Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Guud ee QM?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa halkaas kulan kula qaatay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka 31aad ee Jaamacadda Carabta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Aljeris ee...

Turkiga iyo Jabuuti oo gurmad Caafimaad soo gaarsiinaya Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah Magaalada Muqdisho ay gurmadyo Caafimaad oo kala duwan soo gaarsiiyaan dowladaha Jabuuti iyo Turkiga oo kamid...

Dhacdo Xanuun badan:- Wiil isagoo nool Xaniinyaha Lagala Baxay!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhaawac mid ka mid ah labo wiil oo la xaniinyo siibay ayaa la keenay Muqdisho kadib markii deegaanka Abooreey weerar habeen hore guri ay...
XAMZA HOP#203

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qorsho cajiib ah u diyaariyey Gobolka Gedo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xogaha waxay inoo sheegeen in wasiirka koobaad ee soomaaliya Xamse barre uu taleefoon kula hadlay ugaaska beesha sade ayna iska warsadeen socdaalkiisa garbahaareey. Ujeedka ugu...

XOG:- Heshiiska Golaha Wadatashiga miyuu riman yahay Muddo kororsi?

MUQDISHO-AYAAMAHA-War murtiyeedkii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran waxaa looga hadlay qodob siyaabo kala duwan loo rog rogay, keenayna shaki loo qaateen ah oo...

Haweeney ninkeeda oo nool kabeen sheegtat inuu ku dhintay qaraxii Soobe2, si ay lacag...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeney lagu magacaabo Aamino Aweys Maxamed oo shalay sheegtay in ninkeeda uu ku dhintay qaraxii Soobe2 ayaa la ogaaday inuu ninkeeda oo nool been...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya Shir madaxeedka 31-aad ee dalalka Carabta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay u ambabaxay dalka Aljeeriya oo uu ka dhacayo shir madaxeedka wadamada Carabta. Madaxweynaha ayaa intii uu...

ATMIS ku dhawaaqday in Ciidamada dowlada ay la wareegi karaan mas’uuliyadda amniga dalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM Gen. Diomede Ndegeya oo xilka ka sii degaya ayaa sheegay in weerarrada ay wadaan ciidamada AMISOM iyo kuwa...

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmihii lasoo dhaafay uga socday magaalada Muqdisho ayaa lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo Shirka Golaha lasoo saaray War-murtiyeed dhowr qodob ah. Madaxda...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan