Xasan Sheekh oo markii ugu horreysay faah faahiyay sababta uu Muqtaar Rooboow ugu soo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreeysay shaaciyay sababta uu dowladdiisa ugu soo daray in uu kamid noqdo...
Ra’iisul wasaaraha Finland oo sheegtay in Yurub aanay badbaadi Karin Mareykanka la’aantiis
Ra’iisul wasaaraha Finland, Sanna Marin, ayaa sheegtay in Yurub aysan ku filneyn inay ka hortagto duulaanka Ruushka ee dalka Ukraine, iyadoo aan taageero ka...
Maxaa looga hadlayaa kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa oo ku...
Dowladda Canada oo Soomaaliya ugu deeqday $26 milyan oo dollar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Geeska Afrika waxa ka jira abaartii ugu xumayd in ka badan 4tii sano ee la soo dhaafay, Canada waxa ay aad uga walaacsan tahay...
Guddoomiye Sacdiyo oo la kulmeysa cabsi iyo hanjabaad kadib hadalkeedii Jinsiga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Matar ayaa sheegtay in ay heshay farriimo hanjabaado dil ah kadib hadalkii muranka dhaliyaya ee ku sabsanaa...
Wararkii ugu dambeeyey ciidamada dowladda oo isaga baxay degaanka Goofgaduud
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed ayaa saakay isaga baxay degaanka Goofgaduud Buureey ee Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed.
Wararka ayaa waxaa...
Carro ka dhalatay gunno laga jaray Ilaalada iyo darawalada Xildhibaannada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shalay in ku dhow 100 Xildhibaan ayaa saxiixday Mooshin ay ku dalbanayaan in la kordhiyo Mushaaraadka Xildhibaannadda, waxaana caarro ka dhalatay gunnada laga jaray...
Madaxtooyada Soomaaliya oo la qorsheynayo in si casri ah loo dhiso.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay munaasabad ku saabsan dib u habeynta Xafiisyada Madaxtooyada ayaa dhagax dhigay dib u...
Golaha wasiirada oo ansixiyay Siyaasadda Jaangoynta Mushaarka & Darajooyinka Shaqaalaha rayidka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeeshan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Hamza Abdi Barre waxa ay ku...
Ergeyga gaarka ah ee gurmadka Abaaraha oo la kulmay wafdi ka socday Mareykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdirahman Cabdishakur Warsame, ayaa magaalada Geneve ee waddanka Switzerland kula kulmay wafdiga...




















