25.1 C
Mogadishu

Wararka

DEG DEG Qarax ismiidaamin ah oo Lala eegtay Reysulwasaare Rooble

Qof Soo Xirtay Jaakadaha Qarxa Ayaa Goordhaw isku Qarxiyay Albaabka Hore Ee Garoonka Kubada Cagta ee Magaalada Gaalkacyo Halkaasoo Ay Kasocotay Munaasabada Soo Dhaweynta...

Reysulwasaare Rooble oo Maanta Gaalkacyo Ku Wajahan iyo Diyaargarowga Soo Dhaweyntiisa ooSi Weyn looga...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta waxaa lagu wadaa inuu gaaro Magaalada  Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Wafdi hor dhac u ah R/wasaare...

Ciidanka Uganda ee Kusugan Soomaaliya oo Taliye Cusub Loosoo Magacaabay.

Dowladda Uganda ayaa Taliye cusub usoo magacowday Taliska 1aad ee Ciidamada Amisom ee Somalia ka howlgala. General Nabassa ayaa badal u noqon doona General Otto...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ku Wajahan Dalka Jabuuti.

Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wado inuu gaaro magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti, si uu kaga qeyb galayo shirka ururka...

Xidhibaan Musdhaf Dhuxuloow oo Si Kulul ugu Hadlay Xayiraadii Maanta Lasaaray Xaflad Lagu Taageeri...

Musharax Madaxweyne Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ahna Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayaa caawa ka hadlay kulan lagu taageerayey oo ay ka hor istaageen...

Burcadda Internet-ka Oo Weerarkii Ugu Cuslaa Ku Qaaday Maraykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhammaanteen waan aragnaa codsiyo noogu soo dhaca kumbuyuutarrada iyo telefoonnada oo nalooga dalbanayo in "Update ama cusbooneysiin diyaar tahay", lana doonayo in aan ku...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Si Weyn Loogu Soodhaweeyay Magaalada Cadaado

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga Ra’iisul...

Daahir Geelle“Madaxweynow dalka waa timid, waad uga dartay ee ha uga sii darin”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Amb, Daahir Maxamed Geelle ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isaga oo sheegay in dowladiisa ay caburisay...

Hindiya Oo Laga Billaabey Olole La Magac Baxay “Jihaadka Jacaylka”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ayaa sheegaya in haweeney Hindu ah si qasab ah looga soo waday ninkeeda oo Muslim an isla markaana laga yaabo inay ilmo ka...

Duqa Muqdisho Oo Amar Cusub Dul Dhigay Xoghayaha iyo Ku Xigeennada Maamulka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho   Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir Gudomiyay shirkii Maamulka sare ee Gobolka Waxaana looga hadlay arrimo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan