Madaxweyne Farmaajo oo Xeer Madaxweyne ku dib dhigay Ansixinta wax ka beddelka Dastuurka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maadaama...
DEG DEG Ciidanka Booliska oo Xir Xiray Dad Banaanbax Ka Dhigayay Muqdisho. .
Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa maanta kala eryay dad dibad bax ka dhigayay wadada maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho, waxaana banaanbaxa looga soo horjeedo madaxweynaha...
Fanaanka Cabdi Cali Bacalwaan oo Xalay Ku Geeriyooday Jarmalka..
Waxaa xalay goor dambe dalka jarmalka ku geeriyooday Fanaankii caanka ahaa ee Cabdi Cali Bacalwaan oo isbitaal ku yaala dalkaas ku xanuunsanayay maalmihii la...
Wariye Cabduqaadir Faarax Dulyar oo Xalay Lagu Xiray Baladweyne iyo Xaalka Saaka ee Baladweyne.
Ciidamada Booliska Hirshabeelle ayaa xalay xalay Hoteel uu Baladweyne ka daganaa kala Baxay wariye cabduqaadir Faarax Dulyar oo Kamid ah wariyaasha calanka ah
Wariyaha oo...
Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Somaliland & Madaxweynaha Jabuuti?
MUDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo qasriga...
US navy ships arrive in Somalia for withdrawal
MUQDISHO-AYAAMAHA-The United States military has deployed a group of navy ships off the coast of Somalia to support the withdrawal of some 700 personnel...
Wasiirka Maaliyadda Somalia Oo Soo Bandhigay Heshiis Deyn-Cafin Ah oo Uu la Saxiixday Dhowr...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis Deyn Cafin ah la saxiixatay Dalalka England, Denmark iyo Netherlands.
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya Dr Cabdirahman Ducaale Beyle ayaa Soomaaliya u...
Sacuudiga Oo Hal Arrin Darteed Masaajidyada Uga ‘Eryay’ Imaamyo Badan!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Sacuudiga oo xaqiijisay in Imaamyo badan laga eryay masaajidyadii ay khudbadaha ka jeedin jireen, kaddib markii ay diideen inay shacabka uga digaan urur...
Trump Oo Diiday Inuu Saxiixo Lacagta Miisaaniyadda Maraykanka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Donald Trump ayaa xalay ku hanjabay inuusan saxiixi doonin xeer uu ansixiyay koongareeska Mareykanka oo isugu jira 1.4 tiriliyan oo dollar oo ah...
Cumar Filish Oo Markale Digniin U Diray Siyaasiyiinta Mucaaradka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in Magaalada muqdisho xilligaan awoodi Karin fowdo iyo kicin dadweyne, isla markaana ay muhiim tahay...




















