Sanbaloolshe oo soo bandhigay xaqiiqda dhabta ah ee dagaalka Hiiraan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan C/llaahi Sanbaloolshe oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlanaanka Soomaaliya, kana soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa fariin culus u diray maamulada iyo qabaa’ilada...
Ra’iisul Wasaare Xamza oo si kulul uga hadlay qaraxyadii maanta ka dhacay B/weyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii bahalnimada ahaa ee ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta...
DEG DEG:- Qarax Saddexaad oo ka dhacay Magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Warar kale oo goordhow naga soo gaaray Magaalad Beledweyne ayaa waxaa uu ilmaamayaa in qaraxa saddexaad oo baabuur weyn loo adeegsaday uu goordhow ka...
Muxuu ka dhigan yahay dilka dhaxal sugihii Al shabaab Cabdullahi Nadiir?
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in October 1, 2022 la dilay Madixii Dacwada Kooxda Al-Shabaab Cabdullaahi Nadiir, kadib duqeyn ka dhacday degaanka Xaramka...
Ciidamada dowladda oo howlgal ka sameeyay degaano dhawaan lala wareegay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamadda kala duwan ee Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal amni xaqiin ah ka sameeyay inta u dhexeeysa degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee gobollada Shabeellaha dhexe...
Wasiirkii caafimaadka HirShabeelle iyo Guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Hiiran oo qarax lagu dilay.
Faah Faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaraxyo waa weyn oo goordhweyd ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana la helayaa warar...
Waa kuma shakhsiga lagu bedelayo Xilkii General Farxaan Qaroole?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo Villa Somalia ayaa waxaa uu sheegaya in hadda uu socdo qorshe lagu magacaabayo Taliyaha cusub ee qeybta Booliska Gobolka Banaadir oo...
Kulan muhiim ah oo dowladda dhexe & dowlad gobolledyada uga furmay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa daah-furay shirweyne looga...
Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo caddeyey doorka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ee Turkiga...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa todobaadkii hore xaqiijisay wararka sheegaya in diyaaradaha hubeysan ee ay soo saarto Turkiga ee Baykar oo xiriir la leh qoyska Madaxweyne...
Xarunta Ciidanka Haramcad Oo Loogu Magac-Daray AUN Farxaan Qaroole.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Xijaar ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in xarunta ciidanka booliska sida gaarka ah u tababaran...



















