Deni oo kasoo horjeystay in ciidamada dolwadda federaalka la geeyo Puntland.
GAROWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Puntland ay ku howlan tahay dib u dhis lagu sameeynayo Ciidamadooda kala duwan si...
Xog dheeraad ah oo laga helay nin loo haysto inuu dad ku laayay Canada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Canada u qaabilsan sii deynta maxaabiista ayaa dib u eegis ku samayn doona go’aan xabsiga looga sii daayay mid kamid ah ragga la...
Sarkaal Al-Shabaab u qaabilsanaa Miinooyinka oo la sheegay in nolosha lagu qabtay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB, Gaar Ahaan Ururka 5aad Guutada16 ee ayaa Howlgallo Qorsheysan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab ka sameeyay...
DEG DEG:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
MUQDISHO-AYAAMAHA- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane...
Shirkii Wasiirada Maaliyadda Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed oo lagu kala tagay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya iney jirto wal wal laga qabo inuu fashil kusoo dhamaado shirkii u dhexeeyay wasiirada Maaliyada dowladda...
Xasan Sheekh oo lagu wargeliyey in urur ka daran Al-Shabaab ay kasoo bixi karaan...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Muuqaal lagu baahiyey Telefishinka dowladda Ethiopia ee ETV ayaa looga hadlay arrimaha Soomaaliya oo cinwaan looga dhigay “Soomaaliya waxay soo martay dagaal sokeeye oo...
Al-Shabaab ma waxay bar-tilmaameedsaneysaa qabiillada macawisleyda?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare oo xilligii uu ahaa taliyaha NISA ay billaabmeen maleeshiyo-beeleedka noocan ah oo BBC-da u warramay ayaa sheegay in haddii dowladda...
Golaha Ammaanka oo kulan ka leh Xaaladda Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, kaasi oo looga hadli doono Arrimaha Amniga, Gurmadka Abaaraha ka jira dalka...
Qoor-Qoor oo wacad ku maray inay ka adkaan doonaan Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo ku sugan deegaanka Maarsamage ee ku yaalla bariga degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, ayaa sheegay...
Dagaal saacado badan qaatay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan
BELEDWENE-AYAAMAHA-Dagaal culus ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa uu ku dhexmaray degaanka Ceeleey oo Hoostaga Degmada Maxaaas ee Gobolka Hiiraan Ciidamo katirsan maleeshiyaadka macawiisleyda...