Amar cusub oo la dul-dhigtay Maamulayaasha Iskuulada ay dowladda maamusho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Faarax Sheekh Cabduqaadir oo kahadlayay hanaanka waxbarashada bilaashka ah oo ay bixiso dowlada Soomaaliya...
Wararkii ugu dambeeyey qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax ismiidaamin ah uu goordhow ka dhacay xerada Nacnaca ee ku taala degmada Wadajir.
Goobjoogayaal ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Mareykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa sidoo kale...
’ oo amar duldhigay golihiisa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha ayaa si qota dheer uga hadlay muhiimadda...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay safaarad iyo qundsuliyad ka furanayso dalka Morocco
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac Haruuse ayaa shaaciyay in dowladda Federaalka ay dhawaan safaarad iyo Qunsuliyad guud ka furameyso...
Muhaajiriin Soomaali u badan oo ka baxay Turkiga oo lagu la’yahay xeebaha Giriigga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maraakiibta ilaalada xeebaha Giriigga ayaa baadigoob ugu yaraan lix muhaajiriin ah oo lagu la’yahay jasiiradda Leros, sida ay sheegeen saraakiisha xeebaha dalkaas oo sidoo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la yeeshay xoghayaha Qaramada Midoobay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey Mudane António Guterres ayaa kala hadlay gargaarka degdegga ah...
Dowladda Imaaraadka Carabta oo safiir cusub u soo magacaabatay Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bedeshay safiirkeedii u joogay dalka Soomaaliya gaar ahaan ka howlgallayay magaalada muqdisho ee Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi safiir cusub...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo soo saaray go’aano la xiriira Amniga dalka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay muqdisho ku yeesheen kulankoodii caadiga ahaa , iyada oo ay ka soo baxeen...
Ciidanka Booliiska oo soo bandhigay waxyaabaha Maanka dooriya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgal saacado badan qaatay ayna hoggaaminayeeen Taliyaha qeybta Bari, Taliyaha Saldhiga Booliiska Yaqshiid iyo guddoomiyaha degmada Kaaraan ayaa waxaa ay ciidmada boolisku ka sameeyeen...




















