28.5 C
Mogadishu

Wararka

DEG DEG:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

MUQDISHO-AYAAMAHA- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane...

Shirkii Wasiirada Maaliyadda Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed oo lagu kala tagay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya iney jirto wal wal laga qabo inuu fashil kusoo dhamaado shirkii u dhexeeyay wasiirada Maaliyada dowladda...

Xasan Sheekh oo lagu wargeliyey in urur ka daran Al-Shabaab ay kasoo bixi karaan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muuqaal lagu baahiyey Telefishinka dowladda Ethiopia ee ETV ayaa looga hadlay arrimaha Soomaaliya oo cinwaan looga dhigay “Soomaaliya waxay soo martay dagaal sokeeye oo...

Al-Shabaab ma waxay bar-tilmaameedsaneysaa qabiillada macawisleyda?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare oo xilligii uu ahaa taliyaha NISA ay billaabmeen maleeshiyo-beeleedka noocan ah oo BBC-da u warramay ayaa sheegay in haddii dowladda...

Golaha Ammaanka oo kulan ka leh Xaaladda Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, kaasi oo looga hadli doono Arrimaha Amniga, Gurmadka Abaaraha ka jira dalka...

Qoor-Qoor oo wacad ku maray inay ka adkaan doonaan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo ku sugan deegaanka Maarsamage ee ku yaalla bariga degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, ayaa sheegay...

Dagaal saacado badan qaatay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

BELEDWENE-AYAAMAHA-Dagaal culus ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa uu ku dhexmaray degaanka Ceeleey oo Hoostaga Degmada Maxaaas ee Gobolka Hiiraan Ciidamo katirsan maleeshiyaadka macawiisleyda...
Hub lasoo galiyey Muqdisho

Hubka aad u farabadan oo lagu qarinaayo Muqdisho xili dagaal ka socodo Gobolada Dalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gobollada dalka waxaa ka socoda dagaal lagula jiro Al-shabaab waxaana lasoo sheegayaa in Dawlada sidii looga baahnaa uwajihin duulaankaasi looga xoreenayo Al Shabaab goobaha...

Dhimasho & dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir gaar ahaan  halka lagu magacaabo Cali agoon oo fariisin u ah Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa waxaa xalay...

Dowlada Somalia oo keentay qorshe ay canshuur uga qaadanayso dhammaanba gobollada dalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waddo qorshe cusub oo ku dhisan qaab canshuur looga qaadayo maraakiibta ganacsiga ee ku soo socda guud ahaan Dekedaha dalka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan