Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Somalia ku qaabilay Mudane Martin Griffiths
MUQDISHO-AYAAMAHA- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey geerida hooyada dhashay madaxweynihii hore Shariif
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray geerida xanuunka leh ee ku timid hooyada dhashay...
Ruushka oo markale tubbooyinka gaaska ka xirtay waddamada Yurub
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ruushka ayaa gabi ahaanba joojiyay gaaskii uu ka siin jiray waddamada Yurub isagoo sheegay in loo baahan yahay in dayactir lagu sameeyo dhuumaha shidaalka.
Shirkadda...
Khasaaro ka dhashay hoobiyeyaal kusoo dhacay qaar kamid ah degmooyinka gobalka Banaadir
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Tiro hoobiyaal oo saakay ku dhacay degmooyinka kala ah Xamar weyne, Shangaani, iyo Boondheere ee gobolka Banaadir.
Goobjooge...
Hooyada dhashay Madaxweyihii hore ee Sheekh Shariif oo geeriyootay.
Dalka Imaaradka carabta gaar ahaan caasimada dalkaas ee Abu Dhabi waxaa ku geeriyooday Allaha u naxariisto Hooyo Xasno Cabdulle Isaaq oo ah hooyada dhashay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay lataliye iyo Ergey cusub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo shaacisay tirada Odiyaasha ay Al shabaab dileen
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Wasaaradda Aarimaha gudaha ay heyso liiska tirade Odayaasha Dhaqanka...
Ra’iisul Wasaare Hamza iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo dalka dib ugu soo laabtay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay ka...
Guddoomiyihii KMG aha ee Aqalka Sare oo eedeyn kulul u jeediyey Xasan Sheekh
MUQDISHO-AYAAMAHA-Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo ahaa guddoomiyihii KMG aha ee Aqalka Sare iyo Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Puntland ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan...
Hoggaamiyihii hore ee Midowga Soofiyeeti oo geeriyooday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyihii hore ee Midowgii Soofiyeet Mikhail Gorbachev, oo sabab u ahaa inuu soo dhammaado dagaalkii qaboobaa ayaa geeriyooday isaga oo da’diisa ahayd 91 jir.
Gorbachev...




















