29.1 C
Mogadishu

Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dalka Turkiga ku booqday Guddoomiyaha hore ee Golaha Shacabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo safar transit ku ah magalada Istanbul ayaa waxaa uu booqday...

Diyaaradaha Dagaalka Turkiga oo duqaymo aan kala joogsi lahayn ka wada Masaajid Cali Gaduud.

JOWHAR-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya gobolka shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in xaalad aan caga badan ku taagneyn ay weli kajirta degaanka Masaajid Cali Gaduud ee...

Maxaa ka dhaxeeyo amni-darada iyo cunto yarida dalka kajira?

Bile Shidane Axmed oo ka mid ah dhallinyarada ku nool Muqdisho ahna guddoomiye ku xigeenka hay'adda Somali peace and development ayaa ka hadlay xiriirka...

Dr Shaafici Shariif oo ka hadlaya wax soo saarka beeraha iyo abaaraha soo noqnoqday

Doctor Shaafici Shariif Maxamed oo ka hadlaya wax soo saarka beeraha iyo abaaraha soo noqnoqday Hoos ka daawo. https://youtu.be/Hdyx1NtaqX0

Cali Jeyte Oo $10 Kun Gudoonsiiyay Askar Dishay Laba Shabaab Ah.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa goob fagaaraha ah oo ku taalla degmada Maxaas kula wareejiyay lacag dhan $10.000 Askar ka tirsan guutada...

Maxkamadda Ciidamada oo saaka toogasho ku fulisay laba Rag ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Shucayb Cabdullaahi Maxamed & Saadaq Cabdi Jabaar Cumar ayaa saaka ku fulisay xukunkii dilka toogashada ahaa oo ay horay...

Muwaadiiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay xadka Rwanda iyo Congo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka imaanaya xaduuda ay wadaagaan dalalka Congo iyo Rwanda ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay laba Muwaadin oo Soomaali ah, islamarkaana laga gubay gaari...

Faah faahin kasoo baxaysa duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay degaanka Masjid Cali Gaduud

JOWHAR-AYAAMAHA-Duqeymo diyaaradeed ayaa lagu soo waramayaa inay saaka ka dhaceen degaanka Masaajid Cali Gaduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo shalay dagaal saacado badan...

Villa Soomaaliya oo ka hadashay ujeedka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Jabuuti

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa...

Wararkii Ugu Danbeeyay Dad Ku Dhintay Dadaad Xooggan Oo Ku Rogmaday Magaalada Qardho

Waxaa xalay magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Maamulka Puntland kusoo rogmaday daadad xooggan oo geystay khasaaro isugu jiray mid nafeed iyo mid...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan