27.5 C
Mogadishu

Wararka

Wararkii ugu dambeeyay Meydad hor leh oo laga helay dhismayaashii ku burburay Qaraxyadii Soobe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dadweyne farabadan ayaa saaka tegay Goobihii ay qaraxyada ka dhaceen ee Isgoyska Soobe, halkaas oo dad farabadan ay ku dhinteen qaar kalena ay ku...

Xarun Gargaar degdeg maleh, Bank dhiig maleh, Isbitaal qaadi karo maleh, Firinjeer Meeytka la...

Murugta maanta ugu wayn waa in aan wax cashir ah laga baranayn musiibadaan 15sano na heeysato. Oo mar walba oo wax dhacaan Isla sidii...

Turkiga & dalalka Carbabta oo ka hadlay qaraxyadii Soobe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac, ayaa kulamo doceedyo kula yeeshay Caasimadda Algiers intii uu socday kulanka loogu gogol-xaarayay Shir madaxeedka Carbeed ee...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Shaacisay In Dadka Qaba Dhaawacyada Culus Dibadda Loo Qaadayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo booqdey Isbitaalada la geeyey dadkii ku dhaawacmey Qaraxyadii shalay ka dhacay Muqdisho gaar...

Sidee caalamka uga falceliyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaramada Midoobay iyo qaar kamid ah dowladaha saaxiibada la ah Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay weeraradii qaraxyada loo adeegsadey ee ka dhacay isgoyska...

XOG:- Madaxtooyada Soomaaliya oo ka bilaabatay loolan cusub oo dhanka awoodaha ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska madaxweynaha Soomaaliya waxa uu wadaa qorshe uu ku doonayo in lagu yareeyo awoodaha lataliyayaasha xafiiska ra’iisul wasaaraha, iyagoo saluugsan in Xamze uu la...

Khasaaraha ka dhashay Qaraxyadii Lagu Weeraray Wasaaradda Waxbarashada oo aad u korortay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa isa-soo taraya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawaca ah ee ka dhashay qaraxyadii Is-miidaaminta ahaa ee shalay lagu weeraray Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray isgooyska Soobbe ee magaalada Muqdisho si uu ugu kuur galo baaxadda dhibaatada xooggan ee ka...

Wararkii ugu dambeeyey qaraxyadii lagu weeraray Wasaarada Waxbarashada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Faahfaahin hordhac ah ayaa soo baxaya oo ku aadan baaxada ka dhashay weerarka lagu qaaday xarunta wasaaradda waxbarashada Soomaaliya. Weerar ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah...

Baarlamaanka Itoobiya oo maray tijaabo caafimaad oo dhinaca aragga ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xubnaha Golaha Wakiillada ee Federaalka Itoobiya ayaa maanta maray tijaabo dhinaca aragga iyo weliba baadhis la xidhiidha cudurka Cancerka ee ku dhaca dhinaca Naasaha. Wasiirka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan