Shir aan caadi aheyn oo xalay yeesheen Golaha wasiirada Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa waxaa isugu yimid dhammaan...
Isbedelo Waaweyn oo caawa lagu sameyn doono Guud ahaan Taliyayaasha Ciidamada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar goordhow si hoos ah loo helay ayaa tilmaamaya in caawa isbadal lagu sameyn doono qaar kamid ah taliyaasha ciidamada qalabka sida.
Sidookale xogtaan waxaa...
Wasaarada Maaliyada oo shir uga furmay Turkiga iyo Dr Beyle oo weli wada shaqadii...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Cilmi Maxamed Nuur iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Istanpul ee dalka turkiga waxaa ay...
Wasaarada waxbarashada oo shaacisay in 97% ardayda sanadkan ay baaseen
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Waxbarashada iyo hidaha iyo taliinta sare ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka...
Wasiir Fiqi “Caddaaladda oo si tartiib-tartiib ah dib ugu soo laabatay” kadib doorashadii Xasan...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa soo dhaweeyay go’aanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud uu dib ugu celiyay Derajooyinkii & Xuquuqdii...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Al-Shabaab ay ka saareen deegaano kamid ah Gobolka Hiiraan
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Janeraal Maxamed Tahliil Biixi oo ah taliyaha ciidanka lugta ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku sugan jiida hore ee dagaalka ee Gobolka Hiiraan ayaa...
Waa kuma Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Doorashooyinka iyo Xaduudaha Kenya (IEBC) ayaa ku dhawaaqay in William Samoei Ruto uu ku guuleystay doorashada madaxwenaha ee Kenya. Wuxuu helay boqolkiiba 50.4%...
Madaxweyne Xasan oo Saadaq John dib ugu soo celiyey darajadii generalnimo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyay William Ruto
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Kenya ee William Ruto
“Waxa uu si...
Taliyaha Ciidanka lugta oo gaaray Jiida hore ee Dagaal ka socda Gobolka Hiiraan
BELEDWENE-AYAAMAHA-Taliyaha lugta ciidanka xooga dalka somaliyeed janaral maxamed tahliil biixi iyo taliyaha qeeybta 27 aad ee ciidanka xooga dalka ee deeganada hirshabelle iyo saraakiil...