Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweynayaasha Xasan Sheekh iyo Yoweri Museveni?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadallo miradhal ah kula yeeshay Madaxtooyada Uganda ee Entebbe, dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Kaguta Museveni,...
Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Magaalada Jig-jiga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jig-jiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida.
Garoonka Diyaaradaha Magaalada...
Golaha Wasiiradda Hirshabeelle oo Shir ugu furmay Jowhar
JOWHAR-AYAAMAHA-Waxaan maanta Magaalada Jowhar ee Maamul Goboleedka HirShabeelle lagu daahfuray shirka banbaxa Golaha Wasiiradda Dowladda Hirshabeelle oo ay furitaankiisa ka qeybgaleen Madaxweynaha, Madaxweyne Ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Uganda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Uganda, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka...
Sarkaal Ciidan oo lagu dilay Muqdisho & faah faahin laga helayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Isgoyska Seybiyaano ee Maaalada Muqdisho ayaa rag hubesan waxaa ayy maanta kudileen Sarkaal katirsan Ciidanka Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya.
Sarkaalka oo lagu Magacaabi jiray...
Maxaa ugu Muhiimsan Qorshaha Xukuumadda Cusub?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xukuumadda Dan Qaran ee Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ee shalay heshay codka kalsoonida Baarlamaanka ayaa si rasmi ah shaqadeeda ula wareegeysa. Xildhibaannadu, ka...
Turkiga oo shaaciyey inay ka go’an tahay sii wadida taageerada Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, xalay oo Axad ahayd.
Madaxweyne Erdogaan ayaa carrabka ku adkeeyay...
Ciidamo Itoobiya oo isku fidiyey dhammaan xaduudka goblka Gedo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka Jubbland ayaa xaqiijiyay inay ciidmo Itoobiyaan ah oo kasoo gudbay xadka labada dal ay gaareen qeybo kamid ah gobolka Gedo, maalmo kadib dagaalladii...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Safiirka Qatar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Soomaaliya kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Qatar Mudane Xasan binu Xamsa Haashim, ayaa ka...




















