24.9 C
Mogadishu

Wararka

MW Xassan sheikh oo kulamo muhiima ka wada maxaas

MUQDISHO_AYAAMAHA-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo degmada Maxaas kulamo kula qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ayaa isku afgartay in loo...

Dowlada UK oo kooxda Wagner u aqoonsatay Argagaxiso

MUQDISHO_AYAAMAHA- Warbaahinta UK ee BBC, ayaa sheegtay in go’aankan la horgeyn doono Baarlamaanka si loo oggolaado hantida Wagner in loo aqoonsado hanti “argagixiso” si loo...

Guddiga Arrimaha Xabsiga dhaxe ee Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Taliyaha Boliiska

MUQDISHO_AYAAMAHA- Gudiga gaarka ah Arrimaha Xabsiga dhaxe ee Xamar ayaa kulan kula yeesheen xaruunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye...

Hawgalo amniga lagu sugayo oo muqdisho laga sameeyay

MUQDISHO_AYAAMAHA- Ciidamada Amaanka Dowladda Soomaaliya, ayaa Magaalada Muqdisho iyo deegaannada u dhaw ka sameeyay howlgal ka dhan ah falalka amni darrada iyo sugida Amniga. Saraakiil...

Iran iyo Sacuudi Carabiya oo 7 sano kadib is-dhaafsaday safiiro

MUQDISHO_AYAAMAHA- Safiirka Sacuudi Carabiya ee Iran ayaa Talaadadii gaaray Jamhuuriyadda Islaamiga ah, halka dhiggiisa uu ka degay Riyadh, taasi oo adkeysay dib usoo celinta rasmiga...

Lacag lo qaybiyay ardayda dugsiyada sare ee mandera

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dowladda gobolka Mandera ee dalka Kenya ayaa shalay bixisay lacagaha aradayda Dugsiyada Sare ee mamulka Mandera xilli dadka gobalkaasi ay ka soo kabanayaan xaalada...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda ayaa sheegay in khatarta labaad ee marka laga soo tago...

MUQDISHO_AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay shirka Isbeddelka Cimillada Afrika (ACS23) oo ka dhacaya magaalada Nairobi...

MW Xassan sheikh oo ciidamada dowlada ee furimaha dagaalka jooga kormeeray

MUQDISHO_AYAAMAHA- Madaxweeynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Madaxweynaha oo khudbad u jeediyay...

Dowlada Maraykanka oo lacag ugu deeqday ciidamada dowlada Somalia

MUQDISHO_AYAAMAHA-Maraykanka Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa $2 milyan oo dollar ku wareejisay Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) si loogu xoojiyo dagaalka...

Maxay kawada hadleen Xamse abdi bare Rw Somalia & dhigiisa dowlda Qatar ?

MUQDISHO_AYAAMAHA- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan