30.9 C
Mogadishu

Wararka

MW Somalia Xassan sheikh oo xaqiijiyay in la xiray saraakiil lagu edeeyay inay askarta...

MUQDISHO_AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la xiray saraakiil lagu eedaynayo inay ciidanka kasoo saareen furimaha dagaalka. Madaxweynuhu ma uusan sheegin tirada saraakiisha...

Reer galbeed iyo imaaraad ?

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dowladaha Mareykanka, Britain iyo Midowga Yurub ayaa sheegay in ay si wadajir ah cadaadis u saari doonaan dalka Imaaraadka Carabta, si ay Abu Dhabi...

Kim Jong un & Putin oo dajinaya qorshe halis ku ah Ukraine

MUQDISHO_AYAAMAHA- Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa qorsheynaya inuu bishan u safro Ruushka si uu ula kulmo Madaxweyne Vladimir Putin, sida uu sarkaal Mareykan...

Gen. Al-Burhaan oo soo geba-gebeeyey socdaalkii uu ku tegay Suudaanta Koonfureed

MUQDISHO_AYAAMAHA- Madaxa Golaha KMG ee haya Talada dalka Sudan, ahna Taliyaha Guud ee Ciiddanka dalkaasi, Jeneral C/Fataax C/raxmaan Al-Burhan ayaa dib ugu laabtay Caasimadda KMG...

Xassan sheikh oo kulamo maxaas kawada waa maxay ujeedka kulamadaas ?

MUQDISHO_AYAAMAHA- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulamo saacadihii la soo dhaafay Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud uu la yeeshay qaar kamid...

Dagaal culus iyo degaanka Daaru-nicma ee gobolka Sh dhexe

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dagaal culus ayaa ka socda Deegaanka Daaru-nicma Ee Gobalka Sh/dhaxe islamarkaana hoostaga Degmada Ruunirgood Dagaalka ayaa la sheegay inuu yahay mid Aad u culus waxaana...

Mowqifka gudoomiye Madaale ma taageerayaa Dowladda Federaalka, mise?

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dowladda hoose ee Xamar wa mid ka mid ah hay’adaha ugu dhaqaalaha badan ee Soomaaliya. Adeegyada, Canshuuraha Dadweynaha, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaalmada caalamiga ah...

Dhalinyaro Somali ah oo canada lagu dilay

MUQDISHO_AYAAMAHA-Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dad Soomaali ah oo xalay lagu dilay Caasimadda dalka Canada, waxaana weerarkaasi  lagu qaaday goob ay ka...

Somalia oo qarka usaaran inay xubin ka noqoto (EAC)

MUQDISHO_AYAAMAHA-Soomaaliya waxay qarka u saaran tahay inay noqoto xubintii sideedaad ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), oo ah urur goboleed u heellan horumarinta dhaqaalaha,...

Israeli oo wada tarxiilada muhaajiriiin reer Eritrea Ah

MUQDISHO_AYAAMAHA- Ra’iisulwasaaraha Israeli Benjamin Netanyahu ayaa Axadda maanta ah sheegay in uu doonayo in muhaajiriinta u dhashay Eritrea ah ee ku lug leh rabshado ka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan