25.1 C
Mogadishu

Wararka

IGAD oo Qubaro Amni u Direysa Magaalada Baladxaawo.

Urur Goboleedka IGAD ayaa diyaarinaya Guddi u badan qubaro dhanka Ciidanka ah si ay qiimeyn ugu sameeyaan Xiisadda u dhaxeysa Dowladaha Soomaaliya & Kenya...

Xildhibaan Barkahd Jaamac oo weerar afka ahna ku qaaday RW Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo kamid ah Golaha Wakiilada Somaliland ahna afhayeenka Xisbiga Wadani ayaa ka hadlay dadkii Somaliland ay maalmo kahor Magaalada Laascaanood...

Wiil Soomaali ah oo Tahriib ku galay dalka Talyaaniga oo ku guuleystay Doorasho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdullaahi Axmed Macallin, oo ah wiil dhalinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa habeenkii Isniinta noqday qofkii ugu horreeyay oo muhaajir ah...

Wararkii U Dambeeyey Banaanbax Rabshado Wata Oo Ka Socda Magaalada Beledweyne.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda Banaanbax xoogan oo ay dhigayaan boqolaal dad shacab ah oo isugu soo baxay xaafaddo...

Khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Rooble oo weji cusub yeeshay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), iyo Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa weji cusub yeeshay kadib markii uu Madaxweynaha wareegto xalay...

Xasaasi: wafdikii ka socday Faransiiska ee soo gaaray Muqdisho iyo Dowladda Soomaaliya.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa caawa Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Yurub iyo Arrimaha Dibadda ee...

Sheikh Sharif Sheikh Ahmed: The Ideal Candidate For Villa Somalia

MUQDISHO-AYAAMAHA-The long-delayed Somali Presidential election is slated to take place at the heavily-guarded, Afisione Hangar at the Mogadishu airport on May 15th to coincide with...

Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho iyo khilaaf horleh oo laga cabsi qabo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha  muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa dalka dib ugu...

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa goordhoweyd soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb-galo shirkii Golaha Wada-tashiga Qaranka ee uu kal hore iclaamiyay Ra’iisul...
Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in dalka xaalad qatar ah ku sugan yahay

Cumar Cabdirishiid oo sheegay in uusan qeyb ka aheyd bayaanka siyaasiyiinta Puntland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirshiid, ayaa sheegay in aanu qayb ka ahayn bayaan ay soo saareen siyaasiyiinta xallinta khilaafkii dhaliyay dagaalkii Boosaaso...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan