30.9 C
Mogadishu

Wararka

Guddoomiyihii ugu horreeyey ee ciyaal weero heshiis la galay!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyahii Dagmada wadajir Axmed Cabdule iyo ciyaal weerada degmada ku nool ayaa heshiis dhexmaray kadib hadal jeedin kooban oo Guddoomiyaha u jeediyey dhalinyarada ciyaal...

Somaliland oo shaaciyay sababta keentay in ay ka baxaan Magaalada Laascaanood

MUQDISHO-AYAAMAHA-Millateriga Somaliland ayaa sheegay in ciidamada millaterigu ay magaalada uga baxeen si ay uga fogaadaan in khasaaruhu sii bato. Sarkaalka millateriga u hadlay ayaa sheeegay...

Muddo labo maalmood oo la xiray guud ahaan isku socadka Caasimadda Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliay ayaa shaacisay inay muddo labo maalmood ah ay xirayso isku socadka guud ee Caasimadda,waxaana la xirayaa Hawada iyo waddooyinka Caasimadda, sida lagu...

Wasiirka Beeraha ee Kenya oo madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay arrimaha Jaadka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee dalka Kenya, ayaa qoraal uu bartiisa twitterka ku baahiyay ku sheegay in kulan isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheikh Maxamuud...

DEG DEG:- Saciid Deni oo goordhow qarax lala beegsaday.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee xaruunta Gobolka Bari ayaa sheegaya qarax lala eegtay Madaxweynaha Puntland ee Saciid Cabdullahi Deni Meel ku dhow magaalada boosaaso...

Wararkii ugu dambeeyey shirka Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxdii hore ee ka socda Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxdii hore ee dalka ayaa goordhow ka furmay Muqdisho, waxaana diiradda lagu saarayaa qaar kamid ah qodobadii kasoo...

Yaa ka dambeeyey in Al-Shabaab ay fasaxaan gaadiidkii ku xayirnaa duleedka Baydhabo?

BAYDHABO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee caasimada kumeel gaar ah ee Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay sii deysay gaadiid xamuul ah...

Dagaal culus iyo degaanka Daaru-nicma ee gobolka Sh dhexe

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dagaal culus ayaa ka socda Deegaanka Daaru-nicma Ee Gobalka Sh/dhaxe islamarkaana hoostaga Degmada Ruunirgood Dagaalka ayaa la sheegay inuu yahay mid Aad u culus waxaana...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay aflagaado ay Dowladda Hindiya u geysatay Nabi Maxamed (N.N.K.H)

MUQIDHSO-AYAAMAHA-Wasiirka diinta iyo awqaafka Soomaaliya, Sh. Cumar Cali Rooble, ayaa sheegay dowladda Soomaaliya ay inay aad uga xun tahay aflagaado ay Nabiga (nabadgalyo iyo...

Muxuu yahay Ajandaha 1-aad ee Ra’iisul Wasaare Xamse?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo  xilkiisa si rasmi ah ula wareegay, ayaa ku dhawaaqay inay dowladda Soomaaliya galayso dagaal ay isaga xoreynayso cadowgeeda...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan