Arrin cajiib ah oo ku saabsan nin oday ah oo horkacaya ciidamada dowladda
Waa qoray Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS Abdirahman Yusuf Al-adala
Halkaan waa Gobalka Mudug, ninka dharka Shacabka ah wata waa oday Deegaanka ah, waxaa daba...
Beesha caalamka oo markale war kasoo saartay dagaalka Laascaanood.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wakiilada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareeyay dagaalka weli ka socda magaalada Laascaanood, iyagoo walaac ka muujiyay wararka sheegaya in dhinacyadu...
Dadka Ku Dhintay Dhul-Gariirkii Turkey Iyo Suuriya Oo Kor U Dhaaftay 41,000
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dalka Turkiga, sagaal qof ayaa Talaadadi shalay nolol loogu tagay oo laga soo badbaadiyay darbiyada burburay hoostooda, hal todobaad kaddib, dhul-gariirki xoogganaa ee garaacay...
Dowladda Soomaaliya oo laga cafiyay deymihii Sanduuqa QM ee horumarinta Beeraha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 46-aad ee Golaha Sanduuqa Qaramada Midoobey u qaabilsan horumarinta Beeraha IFAD ayaa...
Keydkii hubka ee Al-Shabaab lahaayeen oo lala wareegay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Xoogga Dalka, Ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo Dadka deegaanka ayaa weeraray fariisimo ay Khawaarijtu ku sugnaayeen oo ka yeella deegaanka Qaycad ee Gobalka Mudug.
Dagaalka...
DEG DEG:- Hay’adda NISA oo soo saartay amar culus.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal ka soo baxay Hay'adda Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ayaa looga digay ganacsata inay la macaamilaan Al-shabaab kuwaas oo looga yeeray Gobolka Shabeelaha...
Taliyaha Booliska oo Amar kusoo rogay Hoggaanka Baarista Dembiyada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kormeer shaqo ku tagay Hoggaanka Baarista Dembiyada ee CID-da, halkaas oo loogu adeego Bulshada Soomaaliyeed...
Wararkii ugu dambeeyey dagaal xoogan oo ka socda Laascaanood
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xalay ayaa waxaa ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka uu dagaal ku dhex maray magaalada Laascaanood, dagaalkaas oo bilaabmay abaaro sideedii iyo dheeraad fiidnimo ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay qorshe lala damacsan yahay Ciidamada Macawiisleyda.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kaga qayb galay kulan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada...
Maxay tahay xilka Mukhtaar Rooboow loo soo bandhigay xiligii Nabad iyo Nolol balse uu...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ahaa culimadii sida dhow ula shaqey jirtay dowladdii Farmaajo ayaa markii ugu horeysay shaaciyey talo uu Fahad Yaasiin...



















