29.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Dad Careysan Oo Muqdisho ka Dhigay Banaanbax ka Dhan ah Dilal Cusub oo Ka...

MUQDISHU-AYAAMAHA-Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Ilaalada Waddooyinka ee taraafikada ayaa duhurnimadii Maanta Darawal Mooto Bajaaj ku dilay Isgoyska Dabka...

QM oo si deg deg ah uga jabaatay xiritankii Terminaalka qeybta UN ka ee...

MUQDISHU-AYAAMAHA-KU SAABSAN HAWLGALLADA RAKAABKA QARAMADA MIDOOBAY EE GAROONKA DIYAARADAHA CAALAMIGA AH EE AADAN CADDE Codsi kaga yimid Dowladda Soomaaliya awgiis, ayay Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...
Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed Sarereya Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir

Xukuumadda Rooble Oo Soo Saartay Amar Ka Dhan Ah Taliyaha Ciidanka Badda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal uu soo saaray Wasiirka Amniga ayuu ku amray Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in aanu safri Karin Taliyaha Ciidanka Badda Cabdixamiid Maxamed oo...

Rooble oo ku dhawaaqay in Farmaajo caqabad ku yahay doorashada digniin adagna u diray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka jawaabay qoraalkii xalay kasoo baxay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaas...

Jubbaland oo markale garab istaagtay RW Rooble.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa Maanta bilaabaya diiwaan-gelinta Musharaxiinta kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Soomaaliya. Guddiga...

CC.shakuur “Inqilaabka Farmaajo waa nabar la filaayey naxdin ma laha”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal kasoo saaray khilaafka vusub ee Farmaajo iyo Rooble, isagoo dhowr qdodib kusoo koobay. Hogaamiyaha xisbiga Wadajir waa...

Banaanbax Ka Socda Degmo Ka Tirsan Gobalka Banaadir

MUQDISHU-AYAAMAHA-Banaanbax looga horjeedo dagaalada soo noqnoqday ee degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ku dhexmara Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa haatan ka...

Qarax lagu dilay Askar iyo Mas’uul ka tirsan Maamulka degmada Deeyniile.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyihii Amniga degmada Deeyniile Cabdisamad Ugaas Xaashi ugaas Faracade iyo Saddex Askari ayaa lagu dilay qarax miinada nooca dhulka lagu aaso ah xilli ay marayeen...

Shirkii RW Rooble iyo madax goboleedyada oo baaqday iyo waji cusub oo dalka galey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa dib u dhac uu ku yimid Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo la filayay 27 bishan inuu ka furmo magaalada Muqdisho,...

TikTok oo sanadkan gashay kaalinta koowaad kana qaaday Google

MUQDISHO-AYAAMAHA-TikTok ayaa kaalinta koowaad ee baraha internet-ka loogu isticmaal badan yahay ka qaaday shirkadda Google oo kaalintaasi heysatay toban sano oo xiriir ah. Bartan muuqaallada...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan