Muddo Xileedka Baarlamaanka Somalia Oo Maanta Ku Eg.
MUQDSHO-AYAAMAHA-Maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 27/12/2020 ayuu ku egyahay muddo xileedka Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo muddo Afar sano ah soo...
Ciidamo Badan Oo Saaka Lagu Arkay Waddooyinka Magaalada Beledweyne.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay howlgalo kala duwan ka wada xaafado ka tirsan Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, sida ay sheegayaan wararka...
Madaxweynaha Puntland Oo Soo Saaray Go’aano Culus
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa soo saaray go’aamo cusub oo la xiriira qiima dhaca lacagta Shilin Soomaaliga iyo Sarifka, oo maalmihii...
Madaxweyne Farmaajo Oo Go’aan Kama Dambeys Ah Ka Gaaray Qabashada Doorashada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa la sheegayaa inuu amray in la qabto doorashada dalka weliba si deg deg ah, ayada oo lagu billaabyo...
Rooble Oo Lakulmay Ururada Bulshada Rayidka & Culimada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan wadatashi ah oo ku addan doorashooyinka la qaatay Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo culima’udiinka...
Musharaxiinta Oo Ugu Baaqay Farmaajo Inuu Cudur-Daar Ka Bixiyo Falkii Shalay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyay falkii shalay Askari ka tirsan Ciidanka dharcada ee dowladda uu ku rasaaseeyay dad banaanbax...
Gudoomiyaha Aqalka sare iyo gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka dagay Garowe
GAROWE-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxm ayaa maanta ka dagay Garowe.
Waxaa...
Ururka ONLF oo beeniyay in ay ka hareen shaacinta Xisbiyada deegaannada Itoobiya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka ONLF ayaa beeniyay in uu buuxin wayaay shuruudaha xisbinimo, sidaa awgeedna laga leebay liiska xisbiyada rasmiga ah ee la filayo in ay ka...
Musharaxiinta Madaxweynaha Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Garowe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar ka mid ah Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta gaaraan magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Musharraxiinta tegaya Garoowe ayaa waxaa horkacaya...
Banaanbax Maanta Ka Billowday Magaalada Garoowe.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ka dhaca Banaanax ballaarna oo ay dhigayaan qaar kamid ah dadka deegaanka Magaaladaaas.
Boqolaal dadweyne oo isugu...




















