27.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Akhriso war-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Qaran ee lasoo gabagabeeyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkii madasha wadatashiga qaran ayaa goor dhaw ku soo gabagaboobay Muqdisho iyadoo War-murtiyeed laga soo saaray shirkan oo socday muddo laba maalin ah. Sida ay...

Cali jeyte oo wacad kumaray in Xafiiskiisa uusan ku laaban doono ilaa Al-Shabaab laga...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan oo aay wehliyaan Taliyaha Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka xooga Dalka soomaaliyeed iyo xildhibaanCabduqaadir Abwbakar dhagaweyne oo...

Maxaa ku dhacay shirarkii jaraa’id ee Villa Soomaaliya iyo xogta xilka qaadista Cabdikariim Cali...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxaa ku dhacay shirarkii jaraa’id ee Villa Soomaaliya?Biloowgii uu xafiiska yimid madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu la yimid dhaqan ugu ku ah hab...

Wararkii ugu dambeeyay Shirka Madasha wadatashiga Qaranka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shalay furay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galay maalintiisii labaad, kaas oo looga hadlayo xaaladda guud...

Dad shacab ah oo lagu laayey duqeyn cirka ah oo ka dhacda Shabeellaha Hoose

MUQDISHO-AYAAMAHA-Deegaanka Mubaarak ee hoostega degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa shalay oo jicmo aheyd waxaa ka dhacday duqeyn diyaaradeed oo geystay khasaaro badan...

Xasan Sheekh oo ku guuleystay in Madaxda maamul goboleedyadda Muqdisho isugu keeno

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sida ay xaqiijiyeen dad xog ogaal ah Madaxda maamulada dalka ayaa kusoo wajahan magaalada Muqdisho ee casimada Soomaaliya saacadaha soo socda, waxayna yeelan doonaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Kenya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya u fadhin doona...

Mowjado siyaasadeed oo xoog leh oo Muqdisho ka socda kadib magacaabistii Yuusuf Madaale.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa hadda shir kasocdaa Guriga Xildhibaan Xaadoole waxaana ku shiraayo Siyaasiyiin, Saraakiil, Ganacsato, Odayaasha dhaqanka, culimada iyo Dhalinyarada ee uu ku metalo Golaha Shacabka Kulankan...

Xasan Sheekh oo sababo la yaab leh u diiday inuu ka qeyb galo shir...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh ka baaqsadeen safar uu ku tagi lahaa dalka Sacuudiga oo kaga ka qeyb geli lahaayeen shirka Golaha Badda Cas iyo Gacanka Cadan...

Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo maanta ka diwan shirarkii hore.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xoojinta qorshayaasha sugidda...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan