27.6 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

William Ruto oo shaaciyey wada shaqeyn dhexmari karta isaga iyo Xasan Sheekh.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto ayaa sheegay in ay horay usoo wada shaqeeyeen Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, xilligii uu...

Deni oo kasoo horjeystay in ciidamada dolwadda federaalka la geeyo Puntland.

GAROWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Puntland ay ku howlan tahay dib u dhis lagu sameeynayo Ciidamadooda kala duwan si...

Sarkaal Al-Shabaab u qaabilsanaa Miinooyinka oo la sheegay in nolosha lagu qabtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB, Gaar Ahaan Ururka 5aad Guutada16 ee ayaa Howlgallo Qorsheysan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab ka sameeyay...

DEG DEG:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

MUQDISHO-AYAAMAHA- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane...

Shirkii Wasiirada Maaliyadda Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed oo lagu kala tagay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya iney jirto wal wal laga qabo inuu fashil kusoo dhamaado shirkii u dhexeeyay wasiirada Maaliyada dowladda...

Xasan Sheekh oo lagu wargeliyey in urur ka daran Al-Shabaab ay kasoo bixi karaan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muuqaal lagu baahiyey Telefishinka dowladda Ethiopia ee ETV ayaa looga hadlay arrimaha Soomaaliya oo cinwaan looga dhigay “Soomaaliya waxay soo martay dagaal sokeeye oo...

Al-Shabaab ma waxay bar-tilmaameedsaneysaa qabiillada macawisleyda?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare oo xilligii uu ahaa taliyaha NISA ay billaabmeen maleeshiyo-beeleedka noocan ah oo BBC-da u warramay ayaa sheegay in haddii dowladda...

Golaha Ammaanka oo kulan ka leh Xaaladda Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, kaasi oo looga hadli doono Arrimaha Amniga, Gurmadka Abaaraha ka jira dalka...

Qoor-Qoor oo wacad ku maray inay ka adkaan doonaan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo ku sugan deegaanka Maarsamage ee ku yaalla bariga degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, ayaa sheegay...

Dagaal saacado badan qaatay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

BELEDWENE-AYAAMAHA-Dagaal culus ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa uu ku dhexmaray degaanka Ceeleey oo Hoostaga Degmada Maxaaas ee Gobolka Hiiraan Ciidamo katirsan maleeshiyaadka macawiisleyda...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan