Xiriirka maamul goboleedyada iyo xukuumadda federaalka oo qarka usaaran inuu go’o
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka arrimaha gudaha federalka iyo dib u-heshiisiinta xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Axmed Macali Fiqi ayaa sheegay in aysan jirin dagaal ka dhaxeeya dowladda...
Al-shabaab oo dad shacab ah ku laayey Gawaarina ku gubay Gobolka Hiiraan
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Gawaari safar ah iyo...
Khasaaro ka dhashay diyaarad lagu rasaaseyey Garoonka Diyaaradaha laas-Caanood
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga oo gaaraya Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in laba maleeshiyo ay saaka isku rasaaseeyeen Garoonka diyaaradaha Magaaladaas.
labada...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta qabtay shir ka duwan shirarkii hore.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasi oo looga hadlay xaaladda amniga waddanka, dadaalka gurmadka...
Sheeko cajiib ah oo dhexmartay madaxweyne Xasan Sheekh iyo safiirka Shiinaha.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya dalkeenna Mudane Fei Shengchao.
Madaxweyne Xasan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Somalia ku qaabilay Mudane Martin Griffiths
MUQDISHO-AYAAMAHA- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey geerida hooyada dhashay madaxweynihii hore Shariif
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray geerida xanuunka leh ee ku timid hooyada dhashay...
Khasaaro ka dhashay hoobiyeyaal kusoo dhacay qaar kamid ah degmooyinka gobalka Banaadir
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Tiro hoobiyaal oo saakay ku dhacay degmooyinka kala ah Xamar weyne, Shangaani, iyo Boondheere ee gobolka Banaadir.
Goobjooge...
Hooyada dhashay Madaxweyihii hore ee Sheekh Shariif oo geeriyootay.
Dalka Imaaradka carabta gaar ahaan caasimada dalkaas ee Abu Dhabi waxaa ku geeriyooday Allaha u naxariisto Hooyo Xasno Cabdulle Isaaq oo ah hooyada dhashay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay lataliye iyo Ergey cusub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka...




















