27.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Raysul wasaaraha Ingiriiska oo wajahaya xaalad adag

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda la shaqaysa raysul wasaaraha ayaa ii oggolaaday in aan kama dambaystii waraysi la yeesho Boris Johnson. Waxaa la ii qabtay shanta galabnimo oo...

Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa

NAIROBI-AYAAMAHA-Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya uu uga socda Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur Gobboleedka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Xero lagu tababaro Ciidanka Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta, halkaas oo xarun muhiim ah u ah tababarrada...

Imaaraadka Carabta oo lagu wareejiyey dekeddii seddexaad ee Soomaali leedahay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wargeyska Africa Intelligence ayaa qoray in Dowladda Imaaraadka Carabta dib u dhis iyo casriyeyn ku sameyneysa dekedda magaalada Kismaayo, taasi oo qeyb ka ah...

Howlgal xalay laga sameeyey Muqdisho oo lagu soo qabqabtay Burcad iyo waxyaabaha maanka dooriya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada kala duwan ee Booliska Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa NISA ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgallo lagu xaqiijinayo Alniga Caasimadda, kadib markii ay...

Lafta-Gareen oo cadaadis ku haaya siyaayaasiyiinta iyo xildhibaanada Koofur Galbeed

BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo mudo xileedkiisa 4 sano ku egyahay December 2022 ayaa lagu eedeeyay in uu cadaadis ku...

In ka badan 200 Carruur ah oo nafaqa darro ugu geeriyootay Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay (UNOCHA) ayaa sheegay in ugu yaraan 200 oo carruur ah ay Soomaaliya ugu dhinteen nafaqo darro...

DEG DEG:- Booliska Somalia oo ku dhawaaqay howlgallo ka dhan ah burcadda & ciyaal...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Shir looga hadlayay amniga magaalada Muqdisho Maanta waxaa uu la yeeshay Saraakiisha Taliska...

“Anigoo goobtayda ganacsiga jooga ayaa askari qori watay iga dhacay Mobelkeyga iPhone 12 Pro...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa laga dareemaya amni darro saa'id oo kusoo korartay intabadan degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana habeen iyo maalin dhac loo...

Macalin jaamacadeed oo telefon loo dilay iyo Amniga Muqdisho oo faraha kabaxay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dharkeenleey waxaa xalay lagu dilay mid kamid ah Macalimiinta Jaamacadaha kuyaalla Magaalada Muqdisho. Alle ha u Naxariistee Macalinka la dilay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan