29.9 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Ra’iisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa sheegay in ururka lagu casuumay ka qeyb galka...

MUQDISHO_AYAAMAHA- Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sanadkii hore ku baaqay xubinnimada joogtada ah ee Midowga Afrika ee G20. Ra’iisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa sheegay in...

Maxaa ka cusub Dhul gariir kii Morocco ?

MUQDISHO_AYAAMAHA- “Sida lagu sheegay warbixin ku meel gaar ah, dhulgariirku wuxuu ku dhintey 632 qof gobollada iyo degmooyinka al-Haouz, Marrakesh, Ouarzazate, Azilal, Chichaoua iyo Taroudant,”...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay duqeyn Ruushka ka fuliyay Ukraine

MUQDISHO_AYAAMAHA- YoutubeLinkedInWhatsapp Guddoomiyaha gobolka Kherson ee dalka Ukraine, Olexsander Prokudin ayaa sheegay in ugu yaraan saddex qof ay dhinteen ka dib markii duqaymo ay fuliyeen diyaaradaha...

Dhul gariir wadanka Morocco ka dhacay

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dalka Maroco dhulgariir ayaa kadhacay. Dhimashadu waa 296 qof. Dhaawac badana waa uu jirraa. Dhul gariirkan ayaa gaystay wasaare kala duwan  wixii faah-faahin lasoco

Shirkada Microsoft oo dowlada shiinaha ku eedaysay faragalin uu rabo inuu ku sameeyo doorshada...

MUQDISHO_AYAAMAHA- Warbixin cusub oo ay soo saartay shirkadda Microsoft ayaa muujinaysa in Shiinuhu uu u adeegsanayo aaladaha casriga ah ee ku shaqeeya garaadka macmalka ah...

Kuuriyada waqooyi oo maraakiib soo bandhigtay

MUQDISHO_AYAAMAHA- Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday in ay furtay bog cusub oo ku aadan weerarada xirfadeysan  ee loo adeegsado maraakiibta ku howlgala hubka Niyuklerka ah...

Muxuu ku saabsan yahay heshiiska cusub ee Somalia iyo Itoobiya ku kala saxiixdeen Muqdisho?

MUQDISH AYAAMAHA Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo dhiggiisa Dalka Ethiopia, Mudane Dekeme Mekonnen Hassan ayaa goobjoog ka ahaan heshiiska Soomaaliya...

Dilaa 14 qof ku dhex dilay gurigiisa oo lagu qabtay Kigali

MUQDISHO_AYAAMAHA-Booliska ayaa sheegay in dalka Rwanda lagu xiray nin la tuhunsan yahay inuu yahay dilaa kadib markii ay meydadka in ka badan 10 qof...

Kooxo islaamiyiina oo dad baabi’yay

MUQDISHO_AYAAMAHA- Ugu yaraan 64 qof ayaa lagu dilay Maali Khamiistii laba weerar oo lagu qaaday saldhig ciidan iyo markab rakaab ah oo marayey webiga Niger. Labada...

Gen. Al-Burhan oo ka degay Magaalada Dooxa lana kulmay Amiirka Qatar

MUQDISHO_AYAAMAHA- Madaxa Golaha haya Talada dalka Sudan,  ahna Taliyaha Guud ee Ciiddanka dalkaasi, Jeneral C/Fataax C/raxmaan Al-Burhan iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa waxay Booqasho Hawleed...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan