27.5 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Ruushka & Sucuudi Carabiya oo heshiis kala saxiixday maraykanku maxuu ka qabaa heshiiskaas ?

MUQDISHO_AYAAMAHA- Sacuudi Carabiya iyo Ruushka ayaa Talaadadii ku heshiiyey inay illaa dhammaadka sanadka sii wadaan dhimis ay ku sameeyeen wax soo-saarka saliidda. Heshiiskan ayaa suuqyada tamarta...

Dowlada UK oo kooxda Wagner u aqoonsatay Argagaxiso

MUQDISHO_AYAAMAHA- Warbaahinta UK ee BBC, ayaa sheegtay in go’aankan la horgeyn doono Baarlamaanka si loo oggolaado hantida Wagner in loo aqoonsado hanti “argagixiso” si loo...

Iran iyo Sacuudi Carabiya oo 7 sano kadib is-dhaafsaday safiiro

MUQDISHO_AYAAMAHA- Safiirka Sacuudi Carabiya ee Iran ayaa Talaadadii gaaray Jamhuuriyadda Islaamiga ah, halka dhiggiisa uu ka degay Riyadh, taasi oo adkeysay dib usoo celinta rasmiga...

Lacag lo qaybiyay ardayda dugsiyada sare ee mandera

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dowladda gobolka Mandera ee dalka Kenya ayaa shalay bixisay lacagaha aradayda Dugsiyada Sare ee mamulka Mandera xilli dadka gobalkaasi ay ka soo kabanayaan xaalada...

Kim Jong un & Putin oo dajinaya qorshe halis ku ah Ukraine

MUQDISHO_AYAAMAHA- Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa qorsheynaya inuu bishan u safro Ruushka si uu ula kulmo Madaxweyne Vladimir Putin, sida uu sarkaal Mareykan...

Dhalinyaro Somali ah oo canada lagu dilay

MUQDISHO_AYAAMAHA-Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dad Soomaali ah oo xalay lagu dilay Caasimadda dalka Canada, waxaana weerarkaasi  lagu qaaday goob ay ka...

Israeli oo wada tarxiilada muhaajiriiin reer Eritrea Ah

MUQDISHO_AYAAMAHA- Ra’iisulwasaaraha Israeli Benjamin Netanyahu ayaa Axadda maanta ah sheegay in uu doonayo in muhaajiriinta u dhashay Eritrea ah ee ku lug leh rabshado ka...

Shaqaalaha doorashooyinka maraykanka oo la kulmaya hanjabaado culus

MUQDISHO_AYAAMAHA-In ka badan toban qof ayaa guud ahaan dalka Maraykanka waxaa lagu soo oogay dacwado la xiriira, inay u hanjabeen qaar ka mida shaqaalaha...

Canada iyo tarxiilida Somalida maxaa ka cusub?

MUQDISHO_AYAAMAHA-Dhallinyaro Soomaali ah ayaa dadaal ugu jira sidii ay ugu negaan lahaayeen dalka Canada, kadib markii la sheegay in laga yaabo in la musaafuriyo,...

Taliban oo saxiixday heshiisyo ku kacaya malaayiin dollar

MUQDISHO_AYAAMAHA-Xukuumadda Taliban ee ka talisa Afghanistan ayaa Khamiistii ku dhawaaqday inay heshiisyo ku kacaya illaa $6.5 billion oo dollar ay la galeen shirkado ka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan