DEG DEG Dowlada Soomaaliya oo Digniin Adag Kasoo Saartay Jabhad Hubeysan oo Kenya ay Aasaastay.

Dowlada soomaaliya ayaa sheegtay ineey si dhaw ula socoto Jabhad ay dowlada Kenya ka aasaaseyso xadka ay Soomaaliya lawadaagto.

Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in kenya ay Maleeshiyaad ku hubeyneyso xadka Labada dal Iyadoo hub iyo sanado ciidan u qeybisay sida ay dowlada Soomaaliya ku cadeysay war qoraal ah oo Kasoo baxay.

Kenya ayeey sheegtay in jabhadan ay kadamacsantahay ineey weeraro ku qaadan Magaalada baladxaawo Ee Gobolka Gedo halkaasoo Ay horay Dowlada soomaaliya u geysay Ciidamo farabadan.

Ugu danbeytii dowlada Soomaaliya ayaa digniin Kasoo Saartay arintan.

Xaalada gobolka gedo ayaa u muuqaalo mid faraha kasii baxeyso.