DEG DEG Yoweri Museveni oo Markii Lixaad Loo Doortay Madaxweynaha Uganda.

Guddiga doorashada Uganda ayaa ku dhawaaqay in mar kale madaxweyne Yoweri Museveni uu ku guuleystay doorashada madaxtinimada taas oo sii dheereyneyso xukunkiisa 35 sano.

Museveni ayaa heley:5,851,037, 58.64% codadka guud, halka musharaxa ugu dhaw ee heesaaga Bobi Wine uu heley: 3,475,298, 34.83%. Codad ah.

Muuseveni wuxuu xilkan haya muddo 35 sanno ah