29.9 C
Mogadishu

Muuqaallada

Saciid Deni oo Beesha Caalamka la wadaagay aragtidiisa ku aadan xalka doorashada

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi isugu jira Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo...

Ceynte oo jawaab kulul ka bixiyey hadalladii Gedo ee naceybka iyo banneysiga dhiigga muslimka

Qeybo ka mid ah gobolka Gedo waxaa maanta ka dhacay banaanbax uu soo abaabulay maamulka taabacsan dowladda federaalka, kaas oo lagu taageerayey madaxweyne Farmaajo,...

Laba sabab oo Farmaajo ‘ku qasbeysa inuu ka aamuso’ qaraxii ka dhacay Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, inta aan la dooran, waxa uu ahaa qof aad u dhaliila madaxda dowladda Soomaaliya ee cambaareysa weerarada Al-Shabaab ee...

Tyson dagaalkii soo laabashada wuxuu ku dhamaaday barbaro kulankii Roy Jones

Mike Tyson oo ku soo laabtay feerka isagoo jira 54 sano ayaa ku dhamaaday barbaro 51-sano jir ah Roy Jones Jr. Sabtidii kulan sideed...

Ciidamada Itoobiya oo gudaha u galay magaalada Mekelle

Ciidamada Itoobiya ayaa gudaha u galay magaalada ugu weyn ee Maamulka Tigrey ee Mekelle sida uu sheegay ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Ra’iisul Wasaare Abiy...

Itoobiya oo ku raad joogta madaxdii ururka TPLF iyo Debretsion Gebremichael oo hanjabaad soo...

Dowladda Itooobiya ayaa sheegtay inay ugaarsaneyso oo ay ku raadjoogto hogaamiyayaashii gobolka Tigray, maalin uun ka dib markii ay dowladda federaalka sheegtay inay la...

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo shir degdeg ku leh Muqdisho

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa maanta shir degdeg ah ku leh Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, iyagoo kaga arrinsanaya xaalado soo kordhay, wixii ka dambeeyay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan