Masar oo dacwad rasmi ah u gudbisay FIFA
Muqdisho-Ayaamaha.com Xiriirka Kubadda Cagta ee Masar (EFA) ayaa si rasmi ah dacwad ugu gudbiyay xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA, iyaga oo cabasho ka...
Muungaab oo xarigga ka jaray mashruuc muhiim u ah Muqdisho
Muqdisho-Ayaamaha.com Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc lagu hirgelinayo afar waddo oo laami ah...
Kooxaha tuugada Muqdisho oo billaabay inay hab cajiib ah u adeegsadaan magaca NISA
Muqdisho-Ayaamaha.com Magaalada Muqdisho waxaa kusoo kordhay qaab cusub iyo xeelado casri ah oo ay adeegsanayaan kooxo tuugo ah oo u abaabulan dhaca shacabka. Arrintan...
Maxaa ka cusub xiisadda Garoowe iyo taliyaha ay DF u soo magacowday Puntland?
Muqdisho-Ayaamaha.com Sida ay Warbaahinta baahisay maalin ka hor, waxaa magaalada Garoowe ka taagneyd xiisad u dhexeysay maamulka Puntland iyo Taliyaha Guutada 54-aad ee dowladda...
Maxaa kasoo baxay shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya?
Muqdisho-Ayaamaha.com Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo lagu soo bandhigay warbixin la xiriirta...
Wararkii u dambeeyay dagaalka Mareykanka iyo Iiraan
Muqdisho-Ayaamaha.com Dagaalka Mareykanka iyo Iiraan ayaa mar kale dib u billaawday, iyadoo saacadihii la soo dhaafay labada dhinac ay fuliyeen weeraro.
Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan...
Dowladda Mareykanka oo baadigoobeysa muwadin asalkiisa yahay Soomaali
Muqdisho-Ayaamaha.com Hay’adda dambi-baarista dalka Mareykanka ee FBI ayaa ku dhawaaqday in ay bixin doonto abaalmarin lacageed oo gaareysa illaa $150,000, taas oo la guddoonsiin...
Muqdisho: Wada-hadallada Dowladda iyo Mucaaradka oo Maanta Mar Kale Sii Soconaya
Muqdisho-Ayaamaha.com Maanta waxaa mar kale la filayaa in ay magaalada Muqdisho dib uga billaawdaan wada hadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubnaha Mucaaradka, kuwaasi oo...
Imaaraadka oo billaabay dhismaha saldhigga militari ee Israel ku yeelaneyso Berbera
Berbera-Ayaamaha.com warar isa soo taraya ayaa sheegaya in dowladda Imaaraadka Carabta ay billowday dhaq-dhaqaaqyo la xiriira dhismaha saldhig militari oo la sheegay in Israel...
Trump oo Turkiga siinaya diyaaradaha dagaalka F-35 oo muddo raadineysay Ankara
Ankara-Ayaamaha.com Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa la sheegay inuu ogolaaday in Turkiga uu helo diyaaradaha dagaalka ee F-35, xilli uu ku sii jeeda Ankara...




















