24.9 C
Mogadishu

Wararka

Faah-faahinta Ciidanka Koofur Galbeed iyo kuwa Laftagareen oo duleedka Baydhabo ku dagaalamay

BAYDHABO -AYAAMAHA.COM-Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo garab ka helaya kuwa Federaalka ayaa la sheegay in ay duullaan ku qaadeen goob ay ku...

XOG: Wada-Hadalladii Mahad salaad iyo Qoor-Qoor oo fashilmay

Dhuusamareeb-ayaamaha.com Waxaa malinkii labaad galay wada-hadallo xasaasi ah oo u dhaxeeya Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka ee NISA,mahad Maxamed Salaad iyo Madaxweynaha...

DEG DEG: Golaha Mustaqbalka oo ansixiyay hannaan doorasho toos ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xubnaha Golaha Mustaqablka Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saaray arimaha doorashooyinka dalka ayaa shaaca ka qaaday inay asnixiyeen hannaan doorasho toos ah oo dalka...

DEG DEG:-Madaxweynihii Koofurgalbeed Lafta gareen oo is casilay!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa qoraal uu soo dhigey bartiisa Facebook ku sheegay inuu iska casilay xilka Madaxweynaha DKGS. Ujeedo:...

Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus dagaal culus oo ka qarxay Baydhabo.

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka qarxay dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada maamulka iyo kuwa mucaaradka ee...

Mooshin xil ka qaadis ah oo laga gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warqad rasmi ah oo ka soo baxday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa muujineysa in mooshin xil ka qaadis ah laga gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Dowladda Federaalka oo diiday inay aqbasho doorashadii maanta ka dhacday Baydhabo.

Dowladda Federaalka oo diiday inay aqbasho doorashadii maanta ka dhacday Baydhabo. Hoos ka aqriso. WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada...

Lafta-gareen oo markale loo doortay madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xassan Max’ed “Lafta-gareen” ayaa markale dib loogu doortay doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo. Doorashadan ayaa timid xilli uu jiray khilaaf...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa si rasmi ah u shaacisay dib-u-magacaabista maamulka Gobolka Bakool, maamulka Degmada Xudur, iyo xubnaha Golaha Deegaanka degmadaas, iyadoo tallaabadan...

Taliye Shub oo xilka qaadis iyo xabsi guri la iskugu daray!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyihii hore ee ciidanka Asluubta Soomaaliya General Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) ayaa xilkii laga qaaday waxaana loo magacaabay taliye cusub oo lagu magacaabo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan