25.3 C
Mogadishu

Wararka

Sacuudiga iyo Soomaaliya oo xoojinaya iskaashiga amniga marin-biyoodka Badda Cas

Muqdisho-Ayaamaha.com Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo yeeshay xiriir Teleefan waxa ay uga wadahadleen xoojinta iskaashiga labada Dal, ilaalinta midnimada Soomaaliya,...

Dowladda FS oo sheegtay in Culeys militiri la Saaray AS

Muqdisho-Ayaamaha.com War kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warbixinta kasoo baxday Kooxda ka hadashada Xasaradaha Adduunka ee lagu magacaabo International Crisis Group (ICG)...

DF oo si rasmi ah u joojisay in maamullada loogu yeero “Madaxweyne”

Muqdisho-Ayaamaha.com Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la soo afjaray isticmaalkii magaca “madaxweyne” ee loo adeegsan jiray madaxda dowlad-goboleedyada dalka. Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya,...

Dowladda iyo mucaaradka oo maanta ku shiraya Muqdisho iyo doodda miiska taalla

Muqdisho-Ayaamaha.com Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmaya shir u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed. Shirka oo ay dhex-dhexaadinayaan wakiillo...

Dowladda Soomaaliya oo xannibtay adeegga cusub ee Meta ku soo kordhisay WhatsApp, sababo amni...

Muqdisho-Ayaamaha.com Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sababo amni darteed uga hor timid Barnaamijka cusub ee Shirkadda Meta ay kusoo kordhisay adeegsiga WhatsApp taasi oo ah in...

Fashilka Koobka Adduunka 2026: 10 Tababare oo Shaqada Laga Ceyriyay

Muqdisho-Ayaamaha.com Koobka Adduunka 2026 waxaa laga diiwaangeliyay dhacdooyin kala duwan iyada oo mar weliba uu dhaco kulan ciyaareed ay soo baxaan dhacdooyinkaas oo inta...

Cali Guudlaawe oo soo jeediyay in Hawiye la siiyo madaxweyne ku-xigeenka K/Galbeed

Baydhabo-Ayaamaha.com  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabelle, Mudane Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) oo ka qayb-galay munaasabadda caleemo-saarka Sheekh Aadan Madoobe oo ka socota Baydhaba ayaa miiska...

Xasan Shiikh oo gaaray magaalada Baydhaba + Ujeedka

Baydhaba-Ayaamaha.com Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo uu...

Sacuudiga oo Ku Dhawaaqay Kordhinta Taageerrada Soomaaliya

Muqdisho-aAyaaamaha.com Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ay kordhinayso taageerrada ay siiso Soomaaliya gaar ahaan dhinaca Bani aadamnimada, waxa ay xustay in arrintaan...

DANAB oo Howlgallo Culus ka Fulisay Shabeellaha Hoose, Khasaare Gaarsiisay As

Shabeellaha Hoose-Ayaamaha.com Kumaandooska DANAB ayaa howlgallo ka dhan ah ‘AS’ ka fuliyay Deegaanka Farsooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, waxaana war...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan