25 C
Mogadishu

Wararka

Ciidamada NISA oo qaaday howlgal culus kadib cabashadii reer Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska hay’ada NISA oo ka jawaabayay cabashada reer muqdisho ayaa qaaday talaaba muhiim ah iyagoo gacanta kusoo dhigay qaar kamid ah kuwa dhibaateya oo...

Ra’iisul wasaare Xamse oo xil muhiim ah umagacaabay Agaasimihii Jubbaland TV

MUQDISHO-AYAAMAHA-Tan iyo markii la magacaabay bartamihii Bishii hore ee June Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa jirtay shakhsiyaad xilal ka helayey Xafiiskiisa uu...

Dab shalay ka kacay buuraleyda gobolka Sanaag oo wali socda

GAROOWE-AYAAMAHA-Dab xooggan oo shalay ka kacay deegaanka Gaacidh oo ka mid ah buuraleyda gobolka Sanaag ayaa ilaa maanta socda, waxaana gebi ahaan gubanaya keymaha...

Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo ka shiray Amniga & Abaaraha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka Golaha Xukuumada  Hirshabeelle, kaas oo ka qasoomay Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha...

Magaaladii ugu nabdooneyd adduunka oo Xalay weerar lagu qaaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin hubeysan ayaa saddex qof ku dilay mid ka mid ah xarumaha ganacsiga ee ugu weyn dalka Denmark, halka kuwa kalena uu dhaawacay, kuwaasoo...

Booliska Soomaaliya oo howlgallo ka sameeyay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir, kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad, Ciidanka NISA oo ay wehlinayeen Ciidamada Koontoroolada Guurguura ayaa xalay howlgallobwadajir ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa dalka Turkiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay gaaray dalka Turkiga ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah uu la kulmo...

Axmed Madoobe oo safar shaqo ku jooga degmada Dhoobleey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan safar shaqo ku jooga degmada Dhoobleey ayaa maanta la kulmay saraakiisha ciidanka Amniga. Kulanka ayaa waxaa...

Madaxda Dowladda Soomaaliya oo ka hadshay geerida Fanaanada Khadro Daahir Cige

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka...

Wiil uu dhalay hogaamiyihii Al-qaacidda bin Laden oo si wayn loo hadal hayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Bandhig sawir-gacmeed uu sameeyay wiil uu dhalay Cusaama bin Laden oo lagu soo bandhigayo dalka Faransiiska ayaa soo jiitay taageerayaal badan ka hor inta...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan