Villa Soomaaliya oo ka hadashay safarkii MD Xasan Sheekh Ee Adis ababa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta waxay faah faahsan ka bixisey safaradii Madaxweyne Xasan Sheekh ku kala bixiyey Dalalka Turkiga,Imaaraadka carabta,Eriteria,Kenya iyo Jabuuti.
Afhayeenka Madaxtooyada C/kiriin Cali...
Shirka isbaxaysiga ‘Turkiga, Ruusha iyo Iiraan’ oo laga filayo inuu goordhow furmo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa gaadhay Dalka Iran halkaas oo la filayo inuu maanta ka furmo Shir u dhaxeeya Dalalka Ruushka, Turkiga...
Imran Khan oo guul lama filaan ah ka gaaray siyaasadda Pakistan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Raysul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa dib u soo cusbooneysiiyey baaqiisii ahaa in doorashada wakhtigeeda laga soo hormariyo kaddib marki uu xisbigiisa...
laamaha Amniga Soomaaliya oo soo bandhigay Nin dil geystay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Amaanka dowladda Soomaaliya ayaa Taliska Booliska Dagmada Caabudwaaq kusoo bandhigay Axmed Dhagadheere oo labo Malin kahor Gudaha Dagamada Caabudwaaq kudilay Allaha u naxaristee...
Duqeeyn Mareykanka ka fuliyey Jubbada hoose oo lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaan (Africom) ayaa lagu sheegay in, ay duqeyn dhinaca cirka ah ay ku...
Labo qof oo isku soo haray dadka loolanka ugu jira Gudoomiyaha G/Banaadir
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhageystay wadatashiyada ay la wadaageen lataliyeyaashiisa iyo saaxiibadiisa xisbiga UPD kuwaas oo shakhsiyaad kala duwan ay kala wataan si...
DEG DEG:-Xafiiska Hantidhawrka Guud oo ka hor yimid Heshiska Qaadka ee lala galay Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa mar kale adkeeyay joojinta heshiisyada waa wayn ee ay Hay’adaha Dowladdu galayaan inta laga ansixinayo Xukuumad rasmi ah.
Arrinkan...
Ciidanka NISA & kuwa liyuu Boolis oo Howlgal wadajir ah wada
GAROWE-AYAAMAHA-Ciidamada DFS oo iskugu jiro Nabad Sugid, Booliis. Iyo Milatary oo kaashanaayo Ciidamada new Boliska ee DDS ,Laamaha amaanka Dowlad Gobaleedka Puntland iyo Cutubto...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku saabsan hagaajinta xiriirka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ku joogay...
Maamulka Koonfur Galbeed oo war cusub kasoo saaray diyaaradii ku burburtay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa sheegay in diyaaradda ay laheyd Shirkadda Jubba Airweys ee saaka ku burburtay garoonka...




















