28.2 C
Mogadishu

Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo sheegay inay go’aan ka gaarayaan Xildhibaannada Gobolka Gedo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa goor dhaweyd furay kal-fadhiga kowaad, kulankiisa siddedaad ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana kasoo qeyb galay 157 xildhibaan, kuwaas...

Diyaargarowgii ugu dambeyay kulanka Labada Aqal ee Baarlamaanka oo socda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelandoona kulan wadajir oo ku saabsan doorashada guddiga isku dhafka ah ee qaban qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Kulankaan...

Sheekh Shariif oo loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka

MUQDISHO-AYAAMAHAGuddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleedka ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Jowhar ku qabtay doorashada kursiga Hop#146 oo kamid ah kuraasta ku harsaneyd...

Waare oo talo muhiim ah siiyay Farmaajo ka hor doorashada madaxweynaha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay madaxweyne Farmaajo in uusan lahayn wax fursad ah oo mar kale loogu dooran karo...

Golaha Shacabka oo yeelanaya kulankiisii ugu horreeyay kadib doorashadii guddoonka Golaha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya kaddib doorashada guddoonka ayaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo xarunta Villa Hargeisa ee...

Ciidan uu watay Saneey Cabdulle oo qarax lagu dilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Inta la xaqiijiyay 10 Askari oo ilaalo u ah Korneyl Saneey Cabdulle ayaa geeriyootay halka tiro kale dhaawac uu soo gaaray kaddib markii Miino...

UK oo direysa 8,000 oo askari oo ka hortaga ‘gardarrada’ Ruushka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda UK ayaa Jimcaha sheegtay inay 8,000 oo askari u direyso bariga Yurub, halkaasi oo ay ku sameyn doonaan dhoolatus lagu muujinayo awood kadib...

Erdogan oo doonaya in uu hagaajiyo xiriirka Turkiga iyo Sacuudiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdoğan ayaa xalay gaaray dalka Sacuudi Carabiya, isaga oo doonaya inuu dib u hagaajin weyn lagu sameeyo xiriirka u dhexeeya...

NISA oo soo bandhigtay Sarkaal hub kala soo goostay Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay sarkaal la sheegay inuu ka soo goostay Al-Shabaab kaasoo lagu magacaabo Ciise Cumar...

Awoodii Rooble & Farmaajo oo si toos ah loogu wareejiyey Aadan Madoobe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyihii kumeel gaarka ah golaha shacabka C/salaan Xaaji Axmed Liibaan (dhaban cad) oo maanta saxaafada kula hadlay hoolka Afisiyooni ayaa ka hadlay xaalada doorashada. Dhaban...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan