29 C
Mogadishu

Wararka

Maxay Guusha Sheekh Aadan Madoobe uga dhigan tahay Farmaajo iyo wixii ku ag haray?

Waxaa qoray Cabdicasiis Golfyare. Guusha Sheekh Aadan Madoobe, maxay ka dhigan tahay? 1- Marka hore waa mirihii halganka loo galay dib u soo noqoshada xorriyadda shakhsiga...

Qarax lagu dilay Askar katirsan ATMIS oo ka dhacay duleedka Jowhar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada ka tirsan howlgalka ATMIS gaar ahaan kuwa Burunti ee ka howlgala Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa qarax lagula eegtay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta...

Waa kuma Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa xalay saqdii dhexe teendhada Afisyooni loogu doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Adan Maxamed Nuur (Adan Madoobe), kadib markii uu helay...
Sheekh Shariif oo ka hadlay kulanka Midowga Musharaxiinta ay la yeesheen Wakiilada Caalamka.

Kursiga uu ku fadhiyo wasiirka amniga oo la filayo inuu kusoo baxo doono MW...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada ayaa lagu sheegay in doorashada saddexdan kursi oo kala ah HOP#135 ,HOP#141,HOP#146 la qaban doono maalinta sabtida ah ee...

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada guddoomiye ku-xigeennada Golaha Shacabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ayaa lagu wadaa in maanta la dhammeystiro, iyada oo loo ballansan yahay in la qabto doorashada guddoomiye...

MW Farmaajo oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

RW Rooble Hamplayo u Diray Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamanka Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Hamplayo u Diray Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamanka Somalia. "Waxaan hambalyo iyo bogaadin diiran u dirayaa guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS...

Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo goordhow bilaabatay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Teendhada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa la filayaa inay goordhow ka bilaabato doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka 1aad iyo labadiisa kuxigeen. Doorashada oo...

DEG DEG:- Beesha Caalamka oo goordhow soo saartay war-saxaafadeed.

Hoos ka akhriso. Iyadoo ay doorashooyinka Guddoomiyeyaasha iyo Guddoomiye Ku-xigeennada Baarlamaanka ay dhacayaan todobaadkan, ayaa saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay boorinayaan in geeddi-socodka lagusoo gababageeyo...

Maxaa hadda ka socda Teendhada Afisiyooni?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa lagu wadaa in maanta lagu qabto doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya iyo labadiisa ku xigeen, taas oo ay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan