27.5 C
Mogadishu

Wararka

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta...

Askari lagu soo tababaray Eritrea oo Dil ka geystay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Askar ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan ciidankii lagu soo tababaray dalka Eritrea ayaa duhurnimadii Maanta wiil Arday ahaa oo saarnaa Mooto...

Maxaa looga hadlay kulankii MW Xasan Sheekh iyo dhiggiisa KENYA?.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya mudane William Ruto. Madaxweynaha ayaa la wadaagay...

Odayaasha Dhaqanka Garxajis oo dagaalka Laas-Caanood ku eedeeyay Xukuumadda Muuse Biixi

HARGAYSA-AYAAMAHA-Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka  beelaha Garxajis ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay war ku saabsan dagaalka magaalada Laas-Caanood ee Xarunta gobolka Sool, iyaga ku eedeeyay...

Booliska Soomaaliya oo toogtay Shabaab hubeysan oo dili rabay Askari

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin hubeysan ayaa la soo sheegayaa in saaka lagu dilay degaanka Garasbaaley ee fuleedka magaalada Muqdisho ka dib markii ay rasaas ku fureen ciidamada...

Emmanuel Macron oo si weyn u difaacay Madaxweynaha Ruushka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa sheegay inuu rabo in Ruushka looga adkaado dagaalka Ukraine, balse aanu dooneyn in la gaarsiiyo heer u uku burburo...

Tababare katirsan ciidamada Dowladda oo shabaabnimo loo xukumay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdicasiis Xuseen Nuur Mursal oo ah 63 jir ah ku dhashay Baydhaba ayaa loo soo xiray in uu ka tirsanyahy Ururka Al-Shabaab Qeybta Amniyaadka...

Tirada dadka ku barakacay dagaalka Laas-Caanood oo la shaaciyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-In ka badan 60 kun oo qof oo Soomaali ah oo u badan haween iyo caruur ayaa ka cararay colaadda ka oogan gobolka Sool,...

Taliyaha Booliska oo shir deg deg ah isugu yeeray laamaha Amniga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha, Saldhigyada Degmooyinka Gobolka...

Golaha Aqalka Sare Oo meel mariyey Sharciga Hay’adda NISA

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir guddoomiyeyay kalfadhiga labaad kulankiis 12-aad. Kulanka ayaa ajandihiisu wuxuu ahaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan