Guddoomiye Cusub oo loo doortay Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka
MUQDISHU-AYAAMAHA-xarunta Hoolka teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu qabtay doorashada Guddoomiyaha Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka kadib markii kal hore...
Gudoomiyaha Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo maanta Muqdisho lagu dooranayo
MUQDISHU-AYAAMAHA-Waxaa Maanta lagu wadaa in teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ay ka dhaco doorashada guddoomiyaha cusub ee guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka.
Guddiga u qaabilsan...
Dowlada Mareykanka oo Hanjabaad culus u diray Ruushka
WASHINGTON-AYAAMAHA-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inuu u badinayo Ruushka inuu weerari doono Ukraine, balse wuxuu ka digay inuu Mareykanka uu ka bixinayo jawaab...
Dowladii Ugu Horreysay oo Afrikaan ah oo Soo Saartay Tallaalka COVID-19
CAPE TOWN-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa, ayaa furey warshad cusub, oo soo sareysa wax soo saar tayo leh, taasoo noqon doonta tii ugu horeysay...
Madaxweyne Biden Iyo Xisbigiisa oo Dhabar-Jab Weyn Kala Dulmay Aqalka Senate-Ka Mareykanka
WASHINGTON-AYAAMAHA-Madaxweyne Joe Biden iyo xisbigiisa Dimoqraadiga ayaa Arbacadii dhabar-jab weyn kala dulmay Aqalka Senate-ka Mareykanka, kaddib markii xisbiga Jamhuuriga ay hor istaageen shirciga ilaalinta...
Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Dalka Oo Welwel Ka Muujiyay Boobka Doorashada
MUQDISHU-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee socota dalka, isagoona walaac ka muujiyay qaabka ay...
Dowladda Soomaaliya Oo Wada Qorshe Dalka Dib Loogu Soo Celinayo Tahriibayaal Xiran
MUQDISHU-AYAAMAHA-Safaaradda dowladda Soomaaliya ee Tanzania ayaa wada dadaalo kala duwan oo ku aadan sidii loo heli lahaa xogta iyo tirada dhammaan tahriibayaasha Soomaaliyeed ee...
Dowladda Soomaaliya Oo Wada Qorshe Dalka Dib Loogu Soo Celinayo Tahriibayaal Xiran
Safaaradda dowladda Soomaaliya ee Tanzania ayaa wada dadaalo kala duwan oo ku aadan sidii loo heli lahaa xogta iyo tirada dhammaan tahriibayaasha Soomaaliyeed ee...
Jubbaland & Koonfur Galbeed oo shaacinaya Guddiyada xulaya Ergooyinka doorashada
MUQDISHU-AYAAMAHA-Maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland gaar ahaan Guddiyadooda doorashooyinka ayaa waxaa lagu wadaa inay soo bandhigaan ama shaaciyaan Guddiyada soo xulista Ergada dooraneysa min...
Axmed Madoobe & Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo ka shirey dardar gelinta doorashooyinka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta madaxtooyada Jubbaland ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Faderaal, Muuse Geelle...




















